General information leaflet in Somali language

Page 1

Macluumaad Guud Libraary

MAKTABADDA COLLEGEKA ADDRESKIISA:


Abbey Park Campus Painter Street Leicester LE1 3WA WAC: 0116 2244098 (Level 2 (2nd Floor)

ISNIIN— Waxa la furaa:8.30am

St. Margaret’s Campus St John Street Leicester LE2 3WL WAC: 0116 2242163

Freemen’s Park Campus Aylestone Road Leicester LE2 7LW WAC: 0116 2242230

ISNIIN—TALAADO ISNIIN Waxa la furaa:8.30am Waxa la furaa:8.30am

Waxa la xiraa:7.30pm

Waxa la xiraa:5pm

KHAMIIS

ARBACO—KHAMIIS TALAADO—KHAMIIS

Waxa la furaa:8.30am

Waxa la furaa:8.30am Waxa la furaa:8.30am

Waxa la xiraa:5pm

Waxa la xiraa:7pm

JIMCO Waxa la furaa:8.30am Waxa la xiraa:4.30pm

Close:5pm

Waxa la xiraa:7.30pm

JIMCO JIMCO Waxa la furaa:8.30am Waxa la furaa:8.30am Waxa la xiraa:4.30pm Waxa la xiraa:4.30pm


Waxyalaha laga helo maktabadda Buugaga waxbarashada

Tirrada alaabaha aa ka qaadan kartid maktabadda waa 34 Waxaa kamid ah: 10 buugo oo la qaadan karo 3 week. 5 buugo oo la qaadan karo hal week. 2 buugo oo wata Audio CDS oo la qaadan karo 3 week (Waxa kamid ah buugaga akhriska u fudud iyo ESOL course buugo oo Audio CDs wato) 2 DVDs oo la qaadan karo 1 week. 5 Magazines oo la qaadan karo 1 week. DICTIONARIES OO LUQADA ENGARIIS IYO LUQADA KALE:

2 Music CDs oo la qaadan karo 1 week. 2 Audio CDs oo la qaadan karo 3 week. 3 Buugaga ciyaalka 3 Buugaga sheekoyinka

Buugaga fudhud

DVDs

MUSIC CDs

MAGAZINES/JOURNALS


Alaabtaada sida loo cusbooneysiyo:


Alaabtada waxaad keeni karta maktabadda AMA:

ID kaarka waxa la imaankarta miiska shaqaalaha maktabadda

AMA:

Waad na soo wici kartaa

AMA:

Online a ka cusboonaysiin karta

Alaabta hadaa la daahdid waxaa laguu soo diraayaa email sidaa u xasuusatid. Hadaa rabtid inaa college email isticmaashid waa inaa computerka collegeka gashid. Waxaa furtaa Moodle markaa taabo

boxka iyo dooro ‘Webmail’


Waxaa galisaa: Student ID@my.leicestercollege.ac.uk. Paswoorkada iyo xarfaha aad computerka la gashid waa iskumid Paswoorka sida loo ogaado Username =

Student ID number

Password =

Sadexda xarfo oo ugu dambeeya postcodekaaga, kabacdi waxaa raacisaa dhalashadaada.

Kulli wada lowercase iyo waxba a udhaxeynin. Tusaalo ahaan, hadey postcodkaaga tahay Iyo dhalashodaada ay tahay

LE1 3WA

08/10/1994

Hadaa rabtid inaa paswoorka badashid markaa computarka gashid ka dib:

Waxaa la tabtaa Ctrl + Alt + Delete Markaa dooro ‘Change a password’

Markas paswoorka wuxu noqonayaa

Ka dibna lasoco tilmaamka.

3wa081094 Passwoorka waa inaa kadigdaa 7 xarfo oo ah letter iyo numbaro isku jiro.

3wa081094


Sida loo sameeyo printing/copier/scanner pin code Waxey kugu qaadan doonta 10 minutes inta u kuu shaqeeyo pinka Intaanad bilaawin isticmaalka printerka, waxaa lagaa rabaa inaa samaysatid pin code. Wa inaad computerka logon ku samaysid kadib na Moodle aadid oo taabatid kadib waxaa doorataa ‘Printing’

box

Waxaa tabataa “logon” button, markaasna “Identities”.

Taabo “Create PIN-Code”

Waxaa galisaa 4 numbar mesha “Value” ku talo kabacdi na waxaad tabata “Add Identity”

Waxaa heli doonta 10 nambar oo ID numbarka ka bilawmanaaya. Example ahaan: Hadii ay ID numberka uu yahay 123456 iyo pinka uu yahay 7890, markaa printing/copier pinka waxay noqonaysaa 1234567890 You will need this pin for printing, copying and scanning.


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.