Somali Safety flyer

Page 1

HORUMARINTA DHALLINTA CAAFIMAADKA NOLOSHA MAS’UULIYADDA BULSHADA

71% DUNIDA WAA BIYO

65% CUNUGAADA WAA BIYO

WAA IS

LEEYAHIIN Dareenka Ammaanka Biyaha KAALMO KA GEYSO AMMAANKA CARUURTA! Dhulka 10,000 Balli, in caruurta la baro sida loo dhowro ammaanka agagaarka biyaha ma aha iska yeelyeel, waa wax loo baahan yahay. Dareenka Ammaanka Biyaha waxay kugu kaalmeyn GOORMA kartaa in aad hubsatid in caruurta Bartaan xirfadaha lagama maarmaanka ammaanka Isniin, Agoosto 15, 2016 biyaha, ee iyaga u furi karaa duni 3 Fasal waqtiyada soo socda waxyaabo badan yahiin suurtogal. (hal qabso): • 9:30 - 10:30 am Fasalkaan biyaha ee LACAG LA'AANTA AH • 10:30 - 11:30 am wuxuu ka koobnaan doonaa darsi socda hal saac oo • 11:30 am - 12:30 pm ku saabsan isdhaafsiga xirfadaha ee loo sameyay in caruurta la baro:  U Barashada Biyaha - waxaad wijiga iyo madaxa gelisaa biyaha  Adiga oo isticmaala jaakada badbaadinta gasho adiga oo ilaaliya ammaanka kaddibna ku sabbaay dusha  Sida ammaanka ku jiro loona kaalmeeyo dadka halista ku jira, la laalo/la tuuro  Sheeg 3 sharci oo ka mid ah 5 sharciyada ku saabsan ammaanka biyaha  Ammaanka Doonta iyo Buundada KCSO

XAGGEE? Xarunta Biyaha Dorothy Olson 1601 22nd St SW ee Willmar

WAXA LA SOO QAATO? Waa in uu joogo qof weyn oo bixiya daryeel si cunugga uga qeybgalo. Ka qeybgale kasta waa in uu soo WAAYO? qaato labbiska dabaasha, shukumaan iyo Fasalkaan waxaa loogu talogalay caruurta jira 6 ilaa 11 sanno waxyaabaha laga marsado qoraxda. AAN aqoonin sida loo dabaasho. (Dadka aan dabaalanin Waxaa la bixin doonaa cunto fudud iyo keliya) Waa la casumay waalidiinta in ay ka qeybgalaan biyo fasal kasta kaddib, mahadda waxaa fasalada ammaanka biyaha dhanka kore isla marka ardayda iska leh Jennie-O Turkey Store, ku jiraan biyaha. Bernicks iyo Isbitaalka Rice Memorial Isku Qor iyo qado iskaa wax u qabso ku deeqday pizza Domino ee. Iska qor internetka www.willmarCER.com ama wac 320-231-8490 ama wac YMCA telefoonka 320-222-9622 Waxaa la heli doonaa Turjubaano Soomaali/Isbanish


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.