wax ka qor xoolaha

Page 1

Ayni Mohammed 30/11/2015 Munaafacaadka xoolaha soomaalidu dhaqato iyo kheyraadka baddeena ku jira. Xoolaha aynu dhaqanno waxey u kala baxaan sida tan Lo` ,Ari , Geel iyo Ido . Geela faa´iidada uu noo leeyahay waa--- dhaanka biyaha, caanaha laga liso oo ah kuwa laga sameeyo subagga ama sooqa la geeyo ama la cabo, hilibkiisa oo aaynu cunno maqaaarkiisa oo aaynu iibsanno ama aynu ka sameeysano jiimbaar gember iwm. Sedaxda kale ee aan soo sheegay iyaguna faaíidada geela oo kale ayeey inoo leeyhiin inta aan ka ahayn dhaanka biyaha. Xoolaha soomaalida ayaa ah mid tayadoodu aad iyo aad u sareeyso loona iib geeyo badanaa wadamada carabta. Kheyraadka badda faaíidada aaynu ka helno ayaa ah mid aan si toos ah u dhameystirneyn balse sidaaas eey tahay ayaan waxaan leenahay kaluumeeysato soo dabta malaayga, Aargoosatada ,Dhegaha libaax badeedka iyo qubada, kuwaaasoo qeyb kamid ah u dhoofiya wadama kale.


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.