The Youth // Dhallinyarada

Page 1

THE YOUTH

Over three years ago, photographer Mohamud Mumin embarked on a project to profile 13 young Somali men living in Minnesota. The resulting body of work titled “The Youth//Dhallinyarada” highlights the contribution these men are making to America, their adopted homeland. The subjects of these photographs share the conflict they feel in just trying to be themselves, and how, as much as they try to adapt and engage in their community, they often feel foreign at home here in Minnesota.

Muddo saddex sano ka badan laga joogo, sawirqaade Mohamud Mumin ayaa ku daqaaqay mashruuc warbaahin lagu falanqaynayo nolosha dhallinyaro Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayaan 13 kuna nool gobolka Minnesota. Natiijada mashruucan oo dhaliyay cinwaanka sheekada “The Youth // Dhallinyarada” waxa uu shaaca ka qaadeyaa sida ay dhallinyaradaan wax tar uga geystaan dalkooda labaad ee Maraykanka. Mowduucyada sawirradaan ayaa ka hadlaya halganka ay kula jiraan jiritaankooda iyo dadaalkooda ku saabsan sida ay ula qabsan lahaayeen una dhex gali lahaayeen jaaliyadooda, kuwaasoo had iyo jeer dareensan in marti ay ku yihiin gobalkaan Minnesota.

DHALLINYARADA


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.