Islamic Focus Somali Edition 1

Page 1

Bukhara Publications/Tel: 078 672 7797/Fax: 086 651 2125 Email: islamicfocus@gmail.com/Korsten/Port Elizabeth

Dhalinyarada ama Da’yarta Soomaaliyeed ee ku kortey wadamada reer Galbeedka iyo Woqooyiga Ameerica, ama luqadooda koowaad noqotey Afka Ingiriiska ama is mooda iney wax ku fahmayaan luqadaa oo keliya waxaa heysata ama soo wajahaya dhibaatooyin fara badan oo la xiriirta sidii ay si sax ah ugu fahmi lahaydeen Diintooda, dhaqankooda iyo caadooyinkooda Soomalinimo iyo xalinta mashaakilkooda oo inta badan xiriir la leh habdhaqanka Waalid ee ku qotama dhulkii laga yimid, iyo weliba fariinta (message) ay u baahan yihiin in la gaarsiiyo ama loo cadeeyo, loogana digo wixii dhib ah ee soo gaarikara markey ka leexdaan tubta toosan. Yuu xil ka saaran yahay in dhalinyarada helaan wax ku toosiya wadada saxda ah? Xilkaasi wuxuu saaran yahay Waalidka, Mujtamaca, Masaajidada, iyo Culimada, intaasoo is kaalmeysata oo gacmaha is qabsata waxay keeni kartaa iney wax badbaa-

Issue 1

2

AKHBAARTA CAALAMKA

3

NASIIXO

4

SUAALO IYO JAWAABO

5

AKHBAARTA CAALAMKA

6

BARAARUJIN

Igniting the Spirit of Islam May 2014

di yaan, haddii kaleeto waxaa dhici karta in arinta faraha ka baxdo oo ay gaarto meel aan wax laga qaban qabin. Doorka Waalidka waxaa ka mid ah iney fahmaan dhibaatada caruur tooda, xalna u raadiyaan, la kaashadaan cid walba oo wax ka geysan karta.Laakiin waxaad moodaa in waalidiin farabadan aysan fahmin sidii ay c a ru u r t o o d a ula dh a qm i lahaayeen, amaba ayan la soconin xaaladooda dh abt a ah,waxaaba dhici karta haddii loo sheego ama lagala hadlo habdhaqanka caruurtooda iney u qaataan in xumaan lala raadinayo. Doorka Bulshada Soomaalida: waxaad moodaa inuu meeshaba ka maqan yahay, oo Mujtamacu ka soo kabsan la’yahay diiftii ama dhibkii uu reebey dagaalkii sokeeye, oo hamigiisa badan ku bixiyo waxyaabaha Soomaaliya ka socda, isagoo og intuusan waxba ka bedeli Karin inuu dhib ku kordhiya mooyee, wuxuu u egyahay maqane jooga. Masaajidka: Soomaalidu waxay

leedahay Masaajido badan oo mararka qaarkood ka badan baahida Bulshada Soomaalida ah, waxaa ku baxa dhaqaale farabadan oo hadii Caqliga shaqeeyo suuroobi karta in la baajiyo ama meelo kale oo w a xt a r l eh l a gu bi x i n l ah aa.Masaajidada waxay hayaan hawl aad u qiimo badan oo haddii ayan joogi lahayn ay sababi kartey in Bulshada soo gaarto dhibaato aad u farabadan. Haddana waxaa arkeysaa in maamulada ama Gudiyada Masaajidada ay ku guuldareysteen inay xal u helaan ama isku dayaan in barnaamijya dooda kuwa ugu muhiimsan ama yoolka ugu weyn oo ay hiigsanayaan ay ugu horeyso sidii dhalinta da’da yar loo badbaadin lahaa, inkastoo mararka qaarkood ama in badan aad maqasho in aad loo daneynayo arinkooda, hadana arinku wuxuu ku dhamaanayaa hadal iyo oraah keliya.

Scan the QR code with your cellphone to go to our website: www.islamicfocus.co.za

BISMILLAH WHOLESALER

ALJAZIIRA RESTAURANT

135 Durban Rd Korsten

123 DURBAN RD KORSTEN

Doqoni calaf maleh, Danbeeye magaadho. Dhamaan soomalida waxaan, ogaysiinaynaa in dukaankaygu beec ama iib yahay, qoŅii danaynaya. kusoo dhawoow gacma furan iyo qiimo macquul ah, sidoo kale kusoo dhawoow ganacsi macquul ah.

NAAXI NAFTAADA Bariis, Baasto, Mallaay Digaag, Waslaat, Ceesh iyo waliba Sharaab kalanoocnooc ah oo ku qancinaya. Shaqaale loo carbiyay caawinta, macaamiisha waxaa intaa kuu. dheer special tea iyo waliba coffee.

073 555 8822

071 035 9659

Islamic Focus


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.