Islamic Focus Somali Edition 3

Page 1

4

Bukhara Publications/Tel: 078 672 7797/Fax: 086 651 2125 Email: islamicfocus@gmail.com/Korsten/Port Elizabeth

Diyaaradaha dagaalka wadamada reer galbeedka iyo kuwa xukuumadda dabadhilifka Suuriya ayaa saacadihii lasoo dhaafay duqeymo kala duwan ka g e y s t a y magaalooyin k a t i r s a n wadankaasi Suuriya. Wararka ka imaanaya Suuriya ayaasheegaya in duqeymo ba’an oo

Issue 3

SUAALO IYO JAWAABO

Igniting the Spirit of Islam Aug 2014

k a d h a c a y magaalada Raqqa ee sharciga islaamka lagu maamulo lagu dilay dad kabadan 25 qof.

katirsan dowladda Islaamiga ah halka inta kale ay yihiin dad shacab ah,uuro madoow iyo qiic ayaa cirka isku shareeray magaalada Raqqa.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in diyaarado dagaal ay beegsadeen guryo dad shacab ah leeyihiin iyo kuwa maamulka islaamiga wilaayada Raqqa.

Dhinaca kale diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa duqeyn ka geystay deegaan hoos yimaad magaalada Muusil

Dadka ladilay 11 kamid ah waa xubno

Scan the QR code with your cellphone to go to our website: www.islamicfocus.co.za

BISMILLAH WHOLESALER

ALJAZIIRA RESTAURANT

135 Durban Rd Korsten

123 DURBAN RD KORSTEN

Doqoni calaf maleh, Danbeeye magaadho. Dhamaan soomalida waxaan, ogaysiinaynaa in dukaankaygu beec ama iib yahay, qoŅii danaynaya. kusoo dhawoow gacma furan iyo qiimo macquul ah, sidoo kale kusoo dhawoow ganacsi macquul ah.

NAAXI NAFTAADA Bariis, Baasto, Mallaay Digaag, Waslaat, Ceesh iyo waliba Sharaab kalanoocnooc ah oo ku qancinaya. Shaqaale loo carbiyay caawinta, macaamiisha waxaa intaa kuu. dheer special tea iyo waliba coffee.

073 555 8822

071 035 9659

Islamic Focus


CIIDANKA AMISOM OO WIIL YAR KU JIIRSIIYAY TANGI MAGAALADA MUQDISHO

YAHUUDA OO DUQEYMA XAD DHAAF AH KAWADO FALASTIIN IYO CAALAMKI OO ISKA DAAWANAAYO

Warar goor dhow laga helay degmada Wadajir gaar ahaan xaafada Buulo Xuubey ayaa sheegay in mid kamid ah Tangiyada ciidanka shisheeyaha ah ee AMISOM uu jiiray wiil da’diisu lagu sheegay 5-jir.

Ciidanka Yahuuda ayaa muda 3 bilowd ku dhawaad ah waxaa ay gumaad ba’an kawadaa dhulka reer Falastii gaar ahaan magaalada mudada dheer go’doonka ku jirtay ee Qaza.

Taangigaan ayaa lasheegay inuu ku sii wajahnaa furunta hore ee dagaalka saaka ka qarxay ee degmada Wadajir, ciidanka shisheeyaha ah ee AMISOM ayaa xiliyada ay dagaalka ku jiraan u dhaqma si an kala sooc laheyn oo aanay kala jecleen cida waxyeelada ay soo gaareyso maadaama ay ladagaalamayaan Soomaali dadkuna yihiin Soomaali. Tangigaan jiiray wiilka yarka ah ayanan wax bareeg ah u qaban asigoo kasii dhaqaajiyay oo halkaas uu ku geeriyooday wiilka yarka ah sida wararka lagu helayo, ehelada wiilkan yarka ah ayaa ku dul baroortay meydka wiilkooda yarka ah ee sida indha la’aanta ah uu u jiiray tangiga AMISOM.

SNACK ZONE WHOLSALER 133 Durban Rd Korsten Jibsi nacnac buskut raashin iwm. adeeg hufan, qiimo macquulah, gacmo furan, how daymo la'aanin. SNACK ZONE, waxaa kuugu diyaar ah shaqaale u diyaar ah inay ku qanciyaan. Islamic Focus

Yahuuda ayaa duqeyma aan kala joogsi laheyn labeegsaneysa dadka Falastiiniyiinta ah, kooxaha sheega inay u doodayaan xuquuqda binu aadanka ayaa baaqya isdaba joog ah oo ay soo saarayeen ku cambaareeyay falalka ay Yahuuda ka geysaneyso dhulka Falstiin. Wadamada Carabta ah iyo guud ahaan caalamka Islaamka ayaa warkooda ugu badan ku soo koobay cambaareen iyo dagaalka hala joojiyo, dhanka kale Mujaahidiinta Falastiin ayaa iska caabin xoogan kala hor tagaya maamulka Yahuuda ah. Shalay ayeey aheyd markii Mujaahidiinta Falastiin ay toogasha ku dileen dad lasheegay inay Jawaasiis u ahaayeen maamulka Yahuuda ah ee gumaadka balaaran kawado dhulka Falstiin.

MALABAR MINI MARKET 20 Fuschia Street, Malabar

Your convenience store for daily items 073 500 8700 www.islamicfocus.co.za

2


Aduunkaan an joogno ama waqtiga hadda lagu jiro waxaa meel walba buuxiyay cadaalad xummi iyo qof walba kan uu ka tabar roon yahay ama uu ka jaanis fiicanyahay in uu ku tunto xuquuqda midka an heysan jaanis am awood uu isku difaaco. Dowladaha aduunka ugu awoodda roon waxa ay ku heshiiyeen in cadaaladda ay ka tagaan, dowladaha yar yarna ku xad-gudbaan, sida xadgudubka ka jira Gassa iyo Ciraaq, waana midda sababtay ammaan darida ka taagn dunida dacaladeeda ee sababtay in naftooda ay waayaan kumanaan dad ah, dowladaha yar-yarna waxa ay ku heshiiyeen in iyaguna shacabkooda ka gooyaan waxii ay kala kulmaan dowladaha ka waaweyn, qaar ka mid ah shacabkaas ayaa la baneeystay dhiigooda iyo xoolahooda,halka qaarka kale lagu tuntay xuquuqdooda oo ay waayeen xoriyadoodii sabab la’aan.

lan, nadaafadda xabsiga aad ayay u liidatay, tirada maxaabiista ah ee ku xiran waa ay ka badnaayeen inta loogu talo galay,maxaabiistaasi ku xiran xasbiga ma helaan caddaalad, dad ayaa xiran ku dhawaad halsano, ma jirto cid cadeyn karta sababta uu u xiranyahay, marka laga reebo in ay soo xirteen saraakiil ka tirsan dowladda oo ka hortaagan in la xukumo oo danbigiisana lacadeeyo. Dhanka kale maxkamadaha ka shaqeeya Muqdisho ayaa waxaa hareeyay musuqmaasuq iyo cadaalad xumi, waxaa ay xukumaan ciddi ay ku ogaadaan in jeebkiisu buuranyahay, malahan wax xuquuq ah ruuxii an dhaqaale uu ku bixiyo laaluush heysan. Waxaa wali xoog lagu heystaa guryo ay leeyihiin dad masaakiin ah, maxkamadiina an u heyn dhaqaale ay ku bixiyaan, waxaana loo xukumay ciddii dhaqaale u heysaa laaluush. Cadaalad darada baahsan ee hareereeysay dhamaan xafiisyada dowladda ayaa waxa ay sabab u noqotay in ammaan daridana ay kororto, qof walba oo la kulmay dulmi iyo cadaalad xumo waxa uu qeyb ka noqonayaa ammaan darida si uu uga aargoto kuwa ku dulminaya magaca dowlada ama mas’uuliyad uu u hayo dowladda Soomaaliya.

Soomaaliya waxaa ka dhisan dowlad Soomaaliyeed oo an laheyn tabar saas usii weyn, balse inta tabartooda ah waxa ay caddaalad daro kula dhaqmaan shacabka Soomaaliyeed ee rubcu-qarniga ku jira jaha wareerka Waxaan rajo laga qabin inta caddaalad darada ay jirto in magalada Muqdisho gudahooda ah iyo mid dibadeedba. ama Soomaaliya oo idil ay nabad noqoWaxaan booqday xabsiga dhexe ee to, waxaa ciil qabaa kumanaan shacab magaalada Muqdisho, waxaan kusoo ah oo tabanaya caddaalad xumo. arkay dad kumanaan ah oo ku xiran xabsiga, dadka xabsiga, ma heystaan cunno iyo daryeel caafimaad oo ku fiIslamic Focus

www.islamicfocus.co.za

3


Wixii dheeraad ah ama faah-faahin ah kalasooo xiriir Sheikh Shakir Adam 0721777588

S: Sheikh goorma ayuu Xajku igu waajibayaa? J: Xajku wuxuu ku waajibaya Qof kasta oo Muslim ah,Qaangaadhay, Caqli leh, Xor ah helay sahay, nabadgalyo, baasaboor iyo inuu socodka xamilayo. S: Sheikh imisa jeer ayuu xajku waajibayaa? J: Xajku wuxu waajiba halmar cimrigaaga. wixii halmar kabadan waa sunne. S: Sheikh muxuu yahay ajriga laga helayo xajka? J: Xajka danbiga ayaa lagudhaafa, qofka xajka aaday wuxuu soo laabta isagoo ah sidii hooyadii ku dhashay oo kale oo aan wax danbi ah lahayn, xajka sida wanaagsan loo gutayna abaalkiisu waa Janno. S: Sheikh goorma ayaa Xajka la xarman karaa? J: waxaa laxarman karaa Bisha Shawaal Dilcaqdah, 10 ka hore ee Dil Xaj.

S: Sheikh anigoo xaj laygu leeyahay ma ka xajin karaa hooyo ama aabo ama qof kale? J: Maya marka hore adigu xaji kadibna ka xaji cidii kale ee aan iyadu xajka xamili karin. S: Aabahay oo dhintay ma ka xajinkaraa qofkalese ma u wakiilan kara inuu aabahay oo dhin tay ka xajiyo sida qof sucuudiga jooga inaan lacag udiro oo aan dhao aabahay ka xajji? J: Haa way banaan tahay arintaasi laakiin markaad adigu kaxajinaysid qof kale horta adigu waa inaad xajjisaa. S: Sheikh ma banaantahay inaan xajjiyo anigoo dayn laygu leeyahay? J: Waxaa fiican inaad daynta iska guddo laakiin hadii aan markaa lagugu dhaganayn waad is ka xajjin kartaa.

S: Sheikh guur ka iyo xajka keen hor mariyaa? J: Hadii aad tahay nin doob ah guurkans aad ugu baahan kana cabsanaya inaad sino ku dhacdo waxaa la hormarinayaa guurka hadii kale xajka ayaa la hormarinayaa. S: Xaj ayaa igu waajibay miyaan dadajinayaa mise dib ayaan udhigi karaa? J: Nabiga scw waxaa ka sugnaatay inuu yiri ninkii xajka doona hadadjiyo in kastoo culimada qaar ay xadiiskan wax ka sheegayan hadan waxa kuu fiican unaad durba xajkaaga gudatid.

BAARAKALLAHU FIIKUM Wixii faah faahin ah kala soo xiriir cel 072 177 7588

MAKTABADA ALSUNNAH 117 DURBAN RD KORSTEN Cajaladaha CD DVD Qamiisyada, Koofiyadaha, Kabaha, Bariiska iyo Baastada iyo shaadhah ku cajab galindoona. Intaan qaboobuhu ku helin horey ugaadh MAKTABADA ALSUNNAH iyo jaakeetyo. noocba nooc ah.

073 942 4229 Islamic Focus

www.islamicfocus.co.za

4

SUAALO IYO JAWAABO

Suaalo iyo Jawaabo


DHAGEYSO

CIDDA KA DAMBEYSA DILALKA MUQDISHO KA DHACA OO LA OGAADAY,DHAKHTAR KA BADBAADAY SHIRQOOL NABAD-SUGIDDA KU DILI LAHEED Waxaa in mudda ah ka socday Magaalada Muqdisho dilal qorsheysan oo lala beegsado dadka bulshada dhexdeeda wax tarka u leh magacana leh, ee isugu jira culimo, aqoonyahan , dhaqaatiis, iyo odayaasha dhaqanka intaba. A mn i xumi da magaal ada Muqdisho ayaa ah mid maaro loo wayay, waxaa is casilay wasiirkii amniga, waxa la badalay taliyaasha amniga, balse amni xumidii cirka ayay isku shareertay. Waxaa maalmahaan hadal heynta magaalada Muqdishu ku batay in ciidanka nabad sugidda ay qeyb weyn ka qaataan dilalka qorsheysan ee ka dhaca Muqdisho, qaar ka mid ah dilalaka ay geystan nabad-sugidda ayaa ah kuwo ay lacago ku qaataan oo ay u fuliyaan hey’ado ama shakhsiyaad dano kala duwan ka leh ruuxa la dilayo, sidoo kale waxaa jira in nabad sugiddu qaar ka mid ah dilalka qorsheysan ee ay fuliyaan ka leeyihiin dano ayaga u gaar ah. Waxa caado noqotay in la yiraahdo dableydii dilka fulisay oo goobtii ka baxsatay. Balse wax walba oo is qariyaa waxaa banaanka keena waqtiga, waa kan nabad-sugidii oo dil qorsheysan fulineysa oo ku fashilantay. Waa nin dhakhtar ah oo lagu magacaabo Dr.Xaashi Dhiblaawe oo ka mid ah dhakhaatiirta ka howl gasha magaalada Muqdisho oo ka badbaaday dil qorsheysan oo ay soo abaabuleen ciidanka nabadsugidda ah oo lagula beegsaday jidka Makka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Dhakhtarka ayaa ka sheekeeyay qaabkii uu u dhacay weerarkaasi, sidoo kale waxaa uu cadeeyay in la qabtay raggii dilkaasi in ay fuliyaan rabay,

Islamic Focus

laguna xiray saldhiga booliska waabari,balse si qasab ah looga sii dayay xabsiga mardanbe. Dr.Xaashi ayaa sheegay in loo beegsanayo in uu dalbaday in cadaaladda la horkeeno nin 2sano ka hor dilay walaalkiis, ninkiina uu wali xiranyahay maxkamaddana aysan wax ka qabanin. Wararka ka imaanaya wadanka Ciraaq ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ay saacadihii lasoo dhaafay ay dagaallo culus lagaleen saliibiyiinta mareykanka iyo maleeshiyaadka shiicada. Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Naynawaa ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay gacanta ku dhigaan gaadiid dagaal oo ay wateen maleeshiyaadka Bashmarka sidoo kalane waxay qafaasheen inkabadan 150 katirsan maleeshiyaadka calmaaniga ah. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidanka difaaca cirka mujaahidiinta ay dhulka soo dhigeen di yaarad dagaal oo l oo malaynayo in ay leedahay dowladda Mareykanka. Warar lagu faafiyay baraha bulshadu ku wada xariirto ayaa lagu sheegay in gacanta lagu dhigay duuliyihii diyaaradda oo ah askari mareykan ah balse illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin mujaahidiinta. dhinaca kale diyaarad dagaal oo ay lahaayeen maleeshiyaadka shiicada Rawaafidda ayaa

l agu soo ri day duleedka magaalada Tikriit ee gobolka salaaxudiin,intabadan jabhadaha dagaalka wadanka ciraaq ayaa shalay holcayay ciidamada mujaahidiinta waxay hurumarro ballaaran ka sameeyeen duleedka koonfureed ee magaalada Baqdaad. shabakadaha soo tebiya dagaalka ciraaq ayaa xaqiijiyay in mujaahidiintu qabsadeen mandiqadda alladiifiyah iyagoona dhulka soo dhigay diyaarad dagaal. War rasmi ah oo kasoo baxay dowladda islaamiga ah gaar ahaan wilaayada Naynawa ayaa muslimiinta loogu faah faahiyay wararkii ugu dambeeyay ee saaxaadka jihaadka wilaayada iyo halka ay kala marayaan ciidamada Towxiidka iyo kuwa sheydaanka. Dowladda Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in walaac ballaaran ay ka qabto horumarada ay dhanka dagaalka ka sameynayaan xoogaga islaamiga sunniga wadanka Ciraaq. David Cameron R/wasaaraha Ingiriiska ayaa shaaciyay in dowladdiisu cabsi ka qabto isfidinta xowlliga ah oo ay sameynayaan ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah. Cameron ayaa maqaal uu ku qoray jariiradda Sunday Telegraph wuxuu uga faalooday halista soo wajahday reer galbeedka tan iyo markii mujaahidiinta dowladda islaamiga ah qabsadeen dhul ballaaran oo dhaca wadamada Suuriya iyo Ciraaq.

www.islamicfocus.co.za Whatsapp: +27 78 672 7797 Facebook: IslamicFocus Twitter: @islamicfocus BBM: 28BC2F31 Islamic News, Janaza, Juma, Events www.islamicfocus.co.za

5


"Dowladda Islaamiga ah waddooyinka ayay nagu beegsan doontaa haddii aanan ka hortagin oo aanan joojin” ayuu yiri Cameron. R/wasaaraha Ingiriiska ayaa ku taliyay waxa loogu yeero beesha caalamka ay dowladda Iiraan kala shaqeeyaan la dagaalanka dowladda Islaamiga ah haddii kale jiilka jihaadiga ah ee Shaam iyo Ciraaq ay waxka bedeli doonaan maamulidda mandiqadda ay reer galbeedku u bixiyeen Bariga dhexe.

ballaaran oo Suuriya Ciraaq katirsan waxay beeniyeen in laga qabsaday biya xireenka weyn ee duleedka Muusil oo maalmo ka hor lagala wareegay maleeshiyaadka bashmarkaha dabadhilifyada ah. Madaxweynaha Mareykanka Obama oo shir Jaraa’id qabtay ayaa sheegay ciidanka Cirka USA ay Kurdiyiinta calmaaniga ah usahleen qabsashada Biya xireenka Muusil waxaana muuqata in Mareykanku si toos ah ula dagaalamayo mujaahidiinta Ciraaq tan iyo wixii ka dambeeyay sanaddii 2011-ka oo aheyd markii mareykanku ciraaq isaga cararay.

Xoogaga ISIS oo maamulo dhul

Islamic Focus

www.islamicfocus.co.za

6


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.