Advertisement
![The "Kobiye" user's logo](http://photo.isu.pub/kobiye/photo_large.jpg)
Share Public Profile
Kobiye
Miyay kugu adagtahay inaad kala saartid midabada casaanka ama guduudka iyo cagaarka? Ma ku wareertaa buluugga iyo purple-ka? Ragga 12-kii nin mid ayaa qaba cillada kala saarid la'aanta midabada, halka 200dii oo dumar ah ay qabto cilladaan. Xaaladan waa awood la'aanta in laka saaro midabada qaar. Cilladan inta badan waa mid fir ah oo la kala hiddaysto oo qofku ka hibaysanayo waalidkiis. Sidoo kale waxaa jira xanuuno keena cilladaan waxaana ka mid ah cudurka macaanka ama sonkorowga oo aan qoraallo badan ka diyaarinay oo aan in badan ka hadalnay. Waxaa kaloo cilladaan da'da oo qofku marka uu waynaado waxaa la soo gudboonayo dhibaatooyin aragga ah.