QADO BILAASH AH + RIWAAYAD
ISBOORTIGA IYO CIYAARAHA
QADO BILAASH AH GOOBAHA OO DHAN
FARSHAXANKA IYO FARSMADA GACANTA
20KA JUUN - 25KA OGOSTO, ISNIINTA ILAA JIMCAHA ilaa haddii kale la xusay.
PORTLANDPARKS.ORG
Nutrition Services
DAVID DOUGLAS SCHOOL DISTRICT PUSH PLAY
PIANO Home Improvement Outlet
HORMOOD
TAAGEERAYA
Arbor Glen Apartments 2609 SE 145th Ave
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
12:30 Galabnimo
4
10 Subaxnimo 1 Galabnimo Talaadada kaliya
11:30 Subaxnimo
Creston Park SE 44th iyo Powell Blvd
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
9
Essex Park SE 79th iyo Center St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
9, 72
Gilbert Heights Park SE 130th iyo Boise St
10 subaxnimo 1 galabnimo Isniinta kaliya
11:30 Subaxnimo
17
Harrison Park SE 84th iyo Harrison St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
4, 72
Lents Park SE 92nd iyo Holgate Blvd
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
17, 72,
Lincoln Park SE 135th iyo Mill St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
12:30 Galabnimo
4, 71
Mill Park SE 117th iyo Mill Ct
10 Subaxnimo 1 Galabnimo Arbacada kaliya 10 Subaxnimo 4 Galabnimo
Duhurnimo
14, 72
Parklane Park SE 155th iyo Main St
10 Subaxnimo 1 Galabnimo Jimcaha kaliya
11:30 Subaxnimo
20
Raymond Park SE 118th iyo Raymond St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
10
Ventura Park SE 117th iyo Stark St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
20
West Powellhurst Park SE 115th iyo Division St
2 Galabnimo 5 Galabnimo Jimcaha kaliya
3 Galabnimo
4, 71
WOQOOYI BAR •
Mt. Scott Park SE 72nd iyo Harold St
• WOQOOYI BARI
KOONFUR BARI
HOGGAAMIN
WAY KU MAHADSAN YIHIIN WAKIILADAYADU TAAGEERADOODA GUDDOOMIYE AMANDA FRITZ
KATIE IYO CHRIS, GUDDIDA RIWAAYADAHA FERNHILL Xagaagan waxaanu gaadhi doonaa hadaf uu kujiro filim dhinac socda riwaayadahayaga taxanaha ah. Waxaanu ku afmeeri doonaa xilligayaga Filimka The Lego Batman, oo Ingiriisi ah qoraalka hoosana yahay Isbaanish. Cid kasta waa lagu soodhawaynayaa dhacdooyinkan madadaalo loo dhan yahay, dhaqan ahaan kala duwan, qoyska u fiican waa waxa aanu nahay.
AGAASIME MIKE ABBATÉ
Sidaa darteed soo kexee qoyskaaga, saaxiibadaa iyo jaararka oo kaalaya aan ku reebno xusuuso jardiinooyinkiina Xagaagan! Waad ku mahadsan tahay taageeradaada sii socota.
Abaabulayaal bulsho oo muddo dheer jiray, aad ayey noo raalligalisay inaanu aragno kumanaan jaararkeena ah oo soo booqanaya, cuntada wadaagaya, oo si wadajir ugu raaxaysanayaan jardiinada.
Ku soodhawaada xilliga 2017 ee barnaamijkeena la jecel yahay ee Xagaaga ee Bilaash U Ah Dhammaan! Sannad kasta boqolaal iskooda-ushaqeeyeyaal oo xiise leh, hoggaamiyayaasha xaafadda, ganacsiyo, iyo saaxiibo ayaa isku yimaada si ay dhisaan bulsho ugana dhigaan wakhtiyo kooban oo indhasarcaad ah barxadaheena iyo qasriyadeena cagaaran. Deeqsinimadooda iyo taageeradaada darteed, jardiinooyinkiina waxa la keeni muusika adduunka oo dhan, Filimo qiimo leh, kalaasyo jimicsi, dabbaal, iyo qadooyin nafaqo leh oo loogu talogalay carruurta Portland.
Riwaayadaha Fernhill Summer waxay socdeen muddo ka badan dhawr iyo toban sano hadda. Waxaanu dhaxalnay isdhexalinta sannado kahor anagoo adeegsanayna ururka xaafaddayada. In kastoo ay shaqo badan tahay, waxaanu dareenay in riwaayadaha Fernhill ay keenaan madadaalo cajiib ah, dhisaan bulshada, oo xoojiyaan ruux u-dhannaansho iyo iskaashi.
ISKU KEENISTA JAARKA Waxa mahad leh isdirayaasha guddida Xagaaga Dhammaan Bilaash U Ah shaqada adag ee ay qabteen, reer Portland oo dhan waxay heli karaan maaweelo BILAASH AH jardiinada taasi oo u dabbaaldegaysa bulshada muujinaysana dhaqamadeena kala duwan.
GACALIYAYAAL REER PORTLAND-OW,
Xagaaga Dhammaan Bilaash U Ah waxay xoojisaa reer Portland si ay u abuuraan una beeraan bulshada iyagoo siinaya hawlo xagaa oo ah bilaash, la heli karo oo qoyskana u fiican kuwaasi oo u dabbaaldegaya kala duwanaanshaha dhaqamadeena kala duwan ee sii koraya.
XAGAAGA DHAMMAAN BILAASH U AH WAXAY KU DHACDAA CAAWIMO KA TIMI ADIGA!
WOQOOYI BARI
KOONFUR BARI
DHAQAN-WANAAGGA SAWIR-QAADISTA EE FRED JOE, BENJAMIN BRINK, IYO LUCEIL RICE.
OGAYSIISKA TAKOOR LA’AANTA
XEERKA SAWIRKA
SOMALI
Iyadoo la raacayo sharciga xuquuqda madaniga Fadaraalka iyo Maraykanka Qawaaniinta iyo heshiisyada xuquuqda madaniga Waaxda Beeraha (USDA), USDA, hay’adaheega, xafiisyadeeda, iyo shaqaalaheega, iyo xarumaha ka qaybqaadanaya ama maamulaya barnaamijyada USDA waxa ka mamnuuc ah takoorka kusalaysan isirka, midabka, waddanka qofku ka soojeedo, diinta, jinsiga, aqoonsiga jinsiga (oo ay kujirto muujinta jinsiga), doorashada galmada, naafada, da’da, xaaladda guurka, xaaladda qoyska/waalidka, dakhliga laga keenay barnaamij kaalmada dadwaynaha, rumaysnaanta siyaasadeed, ama aargoosiga ku aaddan hawl xuquuqda madaniga oo hore, ee wixii barnaamij ama hawl ay fulinayso ama maalgalinayso USDA (waxa oo dhan ma khuseeyaan barnaamijyada oo dhan). Xalalka iyo wakhtiyada kama-dambaysta ee gudbinta cabashooyinka
In ka badan 400 dhacdooyinka BILAASHAKA AH ee xagaaga ee gudaha Portland Parks!
Portland Parks & Recreation (PP&R) waxay leedahay xaqa, oo waxay siin kartaa oggolaanso saxaafada, fasalada sawirka, barnaamijyada, iyo ka qayb galayaasha meel kastoo xarumahayaga ah iyo dhismayaashayada ama hawl kastoo la kafiisho. Fadlan iska jir sawirada waa ujeedooyin xayaysiis oo waxaa lagu isticmaali karaa daabacadaha mustaqbalka iyo wada xidhiidhka saxaafada qaab kasta ha haatee. Haddii aanad rabin in lagu sawiro fadlan ku wargeli shaqaalaha oo waxaanu samayn doonaa dedaal macquul ah si loo qadariyo codsigaaga. Haddii aad aragto sawirkaaga ama xubin qoyskaaga oo walaac kugu abuurta, fadlan nagu wargeli. Sidii anshaxa, waxaanu samayn doonaa dedaal kasta oo macquul ah inaanu ka saarno sawirka, oo aan loo isticmaali doonin wax daabacaad mustaqbalka ah. Si kastaba ha ahaatee, awood uma yeelan doono in aanu dib u helno, ama burburino ama joojino daabacado jira oo sawirka lagu daray. OGAYSIISKA XUQUUQDA MADANIGA TITLE VI EE MAGAALADA PORTLANDMagaalada Portland waxay hawlgashaa iyadoon eegayn isirka, midabka, waddanka qofku ka soojeedo, diinta, jinsiga, doorashada galmada, aqoonsiga jinsiga, xaaladda guurka, da'da ama naafada iyadoo raacaysa Xeerka Xuquuqda Madaniga ee 1964, Xeerka Soo Celinta Xuquuqda Madaniga ee 1987, Amarka Sare ee 12898 ee Caddaaladda Bey'eed iyo shuruucda iyo qawaaniinta la xidhiidha, oo ay kujiraan Title II ee ADA, ORS jabtar 659A, iyo Jabtarka 23 ee Xeerka Magaalada Portland. Xeerka VI ee Xuquuqda Madanigu wuxuu dhigayaa inaan qof Maraykanka jooga aan loo diidin kaqaybqaadashada, laga celin dheefaha, ama haddii kale aan lagula kicin takoor barnaamij ama hawl kasta oo Magaaladu leedahay, iyadoo lagu salaynayo isirka, midabka, ama waddanka qofku ka soojeedo. Si ay u caawiso hubinta helitaanka barnaamijyada, adeegyada, iyo hawlaha Magaalada, Magaaladu waxay bixin doontaa tarjumaad, waxa macquul ah inay beddesho siyaasadaha iyo habraacyada, waxayna siin doontaa kaalmooyin taageero ama qaabab (foormaatyo) kale dadka naafada ah. Waafajinaha, tarjumaadda, iyo macluumaad dheeraad ah, kala xidhiidh Maareeyaha Barnaamijka Title VI/Title II Room 1204, 1120 SW 5th Avenue, Portland, OR 97204, iimeylka title6complaints@portlandoregon.gov ama taleefanka 503-823-2559, City TTY 503-823-6868, ama isticmaal Adeegga Gudbinta Oregon: 711. Qof kasta oo rumaysan inuu ka cadhaysiiyey takoor sharci darro ah oo lagula kacay waxa uu u gudbin karaa cabasho Xafiiska Qaabilsan ama Magaalada. Cabasho kasto oo Title VI ah waa inay qornaato oo loo gudbiyo Maareeyaha Barnaamijka Title VI ee Xafiiska boqol iyo siddeetan (180) maalmood gudahood kadib taariikhda dhacdada takoorka ah ee la sheegayo.
EE BEERTA LAGU NASTO
Hadda wax kaga yabooh portlandpf.org
LAGU DAABACAY WARQAD DIB LOO SOO WARSHADEEYAY ISTICMAAL KA DIB Fadlan bi u warshadayn ku same ama u gudbi jadwalkan saaxiin. Waa ay kuugu mahad naqi karaan!
PORTLANDPARKS.ORG GUDDOOMIYE AMANDA FRITZ AGAASIME MIKE ABBATÉ
RIWAAYAD BILAASH AH
44
Stephens Creek Crossing 6715 SW 26th Ave
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
12:30 Duhurnimo
44
QADADA
KU SII HAKASHO MEEL
GOOBTA
HAWLAHA
Alberta Park NE 22nd iyo Killingsworth St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Argay Park NE 141st iyo Failing St
2 Galabnimo 5 Galabnimo Arbacada kaliya
Eastgate Station Apartments 100 NE 120th Ave
Duhurnimo
TAFAASIILO
8, 17, 72
3 Galabnimo 21, 22
QADADA
KU SII HAKASHO MEEL
Arbor Lodge Park N Bryant iyo Delaware Ave
10 Galabnimo 1 Galabnimo Khamiista kaliya
11:30 Subaxnimo
35, 44, 75
Charles Jordan Community Center 9009 N Foss Ave
11:30 Subaxnimo Duhurnimo 1:30 Galabnimo
4, 35
Columbia Park N Lombard iyo Woolsey Ave
11 Subaxnimo 4 Galabnimo
Duhurnimo
75
Dawson Park N Stanton iyo Williams Ave
Qadada kaliya
Duhurnimo
4, 44
Kenton Park 8417 N Brandon Ave
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
4,
McCoy Park N Fiske iyo Fessenden St
11 Subaxnimo 5 Galabnimo
Duhurnimo
4
Peninsula Park N Albina iyo Rosa Parks Way
11 Subaxnimo 5 Galabnimo
Duhurnimo
4, 44
St. Johns Park N Central iyo Chicago Ave
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
4
Unthank Park 510 N Shaver St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
4, 24, 44
TAFAASIILO
2 Galabnimo 5 Galabnimo Talaadada kaliya
3 Galabnimo 20, 25,
Khunamokwst Park NE 52nd iyo Alberta St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
12:30 Duhurnimo
71, 75
Montavilla Park NE 82nd iyo Glisan St
11 Subaxnimo 4 Galabnimo
Duhurnimo
19, 72
Ortiz Community Center 6736 NE Killingsworth St
10:30 Subaxnimo Duhurnimo 2:30 Galabnimo
Senn's Dairy Park NE 112th Ave
2 Galabnimo 5 Galabnimo Isniinta kaliya
3 Galabnimo 21, 22, 87,
Wellington Park NE 66tha iyo Mason St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
24, 71
HAWLAHA MUUSIGA - Kaashanaya Community Music Center, Young Gifted & Brown, Piano. Riix. Riwaayad., iyo Rosewood Initiative. Ka fiiri jadwalka dhammaystiran portlandoregon.gov/sffa.
Wilkes Park 3655 NE 154th Ave
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
Duhurnimo
21, 23
TRIMET MAX Khadadka Adeegga Tareenka Fudud.
Woodlawn Park NE 13th iyo Dekum St
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
11:30 Subaxnimo
8, 75
Shakhsiyaadku waxay geli karaan ama oo ka bixi karaan goobta iyagoo isticmaalaya wadooyinka la dakadeeyay. Faahfaahin badan oo geli taanka ah waxaa laga helayaa portlandparks.org.
72
QADO IYO CIYAAR WAREEGAYSA- Taageerayaashu maalin kasta meelaha waa u kala socdaan iyagoo u keenaya qado iyo ciyaar bilaash ah ciyaalka!
waa ay kala duwan yihiin barnaamij ahaan ama dhacdo ahaan.
Barnaamijka iyo xafiis kasta oo USDA ah ama warqad u qor USDA oo ku qor warqadda dhammaan macluumaadka foomka lagu codsaday. Si aad u codsato nuqul foomka cabashada, wac (866) 6329992. Ugu gudbi foomkaaga ama warqaddaada dhammaystiran USDA: (1) boosta: Maraykanka Department of Agriculture, Office of the Assistant Secretary for Civil Rights, 1400 Independence Avenue, SW, Washington, D.C. 20250-9410; (2) Fakis: (202) 690-7442; ama (3) iimeylka program. intake@usda.gov.
Dadka naafada ah ee u baahan siyaabo kale oo ay ula xidhiidhaan macluumaadka barnaamijka (tus., Farta Indhoolka, farta waawayn, cajaladda, Luuqadda Calaamadaha Ameerikaanka, iwm.) waa inay kala xidhiidhaan hay’adda ka masuulka ah ama Xarunta BARTILMAAMEEDKA USDA (202) 720-2600 (cod iyo TTY) ama kala xidhiidhaan USDA Adeegga Gudbinta Fadaraalka (800) 877-8339. Sidoo kale, macluumaadka barnaamijka waxa laga heli karaa luuqado aan Ingiriisi ahayn.
USDA waa adeegbixiyaha fursaddaha loo simanyahay iyo loo shaqeeye.
Si aad u gudbisato cabasho takoor barnaamijka, dhammaystir Foomka Cabashada Takoorka Barnaamijka USDA, AD-3027, oo onlayn lagaga heli karo Sida loo Gudbiso Cabasho Takoor
JIMICSI BILAASH AH JARDIINOOYINKA DHEXDOODA
JUUN 20 - OGOSTO 25 Iska kaalay oo adoo jooga uun ha lagu arkee! Diiwaangalin looma baahna.
JULAAY 5 - SIBTAMBAR 1
FASALKA
GOOBTA
KU SII HAKASHO MEEL
Isniinaha, 9:00 Subaxnimo
Ubucda Dheelitirnaanta
Grant Park, NE 33rd Ave iyo US Grant Pl
70, 77
Isniinaha, 10:00 Subaxnimo
Zumba
Arbor Lodge Park, N Bryant St iyo Delaware Ave
35, 44, 75
Isniinaha, 10:00 Subaxnimo
Jimicsiyada Xooggan
Ventura Park, 460 SE 113th Ave
20
Isniinaha, 6:00 Subaxnimo
Zumba
Kenilworth Park, SE 34th Ave iyo Holgate Blvd
17
Talaadooyinka, 9:00 Subaxnimo
Ubucda Dheelitirnaanta
Knott Park, NE 117th Ave iyo Knott St
23
Talaadooyinka, 10:30 Subaxnimo
Zumba
Grant Park, NE 33rd Ave iyo US Grant Pl
70, 77
Isniinaha,1:00-2:30 Galabnimo
Montavilla Pool, 8219 NE Glisan Street
19, 72
Talaadooyinka, 12:30 Galabnimo
Zumba
Ventura Park, 460 SE 113th Ave
20
Arbacooyinka, 1:15-3:15 Galabnimo
Grant Pool, 2300 NE 33rd Avenue
77
Talaadooyinka, 5:00 Galabnimo
Zumba
Mt. Tabor Park, SE 60th Ave iyo Salmon Street
15, 71
Arbacooyinka, 2:00-3:45 Galabnimo
Columbia Pool, 7701 N Chautauqua Blvd
4, 35, 44, 75
Talaadooyinka, 6:00 Galabnimo
Zumba
Cathedral Park, N Edison St iyo Pittsburg Ave
4, 11, 16
Arbacooyinka, 8:00 Subaxnimo
Tai Chi
Stephens Creek, SW Bertha Blvd iyo Chestnut St
1, 39
Arbacooyinka, 7:20-8:50 Galabnimo
Sellwood Pool, 7951 SE 7th Avenue
70
Arbacooyinka, 9:30 Subaxnimo
Tai Chi
Wallace Park, NW 25th Ave iyo Raleigh St
15, 77
Khamiisaha, 1:00-2:55 Galabnimo
Peninsula Pool, 700 N Rosa Parks Way
4, 44 Arbacooyinka, 12:00 Galabnimo
Zumba
Salmon Street Springs Fountain, SW Naito Pkwy iyo Salmon St
4, 6, 10, 14, 15, 30, 51,
Arbacooyinka, 5:00 Galabnimo
Yoga
Arbor Lodge Park, N Bryant St iyo Delaware Ave
35, 44, 75
Arbacooyinka, 6:00 Galabnimo
Zumba
Alberta Park, NE 22nd Ave iyo Killingsworth St
17, 72
Khamiisaha, 10:00 Subaxnimo 7/6, 7/20, 8/3, 8/17, 8/31 kaliya
Yoga
Stephens Creek, SW Bertha Blvd iyo Chestnut St
1, 39
Khamiisaha, 10:00 Subaxnimo 7/13, 7/27, 8/10, 8/24 kaliya
Qoob-ka-ciyaarka Beerufiyaanka
Stephens Creek, SW Bertha Blvd iyo Chestnut St
1, 39
Khamiisaha, 5:00 Galabnimo
Zumba
Holladay Park, NE Holladay St iyo 11th Ave
Khamiisaha, 6:00 Galabnimo
Jimicsiyada Xooggan
Gilbert Heights, SE 130th Ave iyo Boise St
17
Jimcayaasha, 10:00 Subaxnimo
Ubucda Dheelitirnaanta
Alberta Park, NE 22nd Ave iyo Killingsworth St
17, 72
Jimcayaasha, 10:00 Subaxnimo
Zumba
Parklane Park, SE 155th Ave iyo Main St
20
Sabtiyaha, 10:30 Subaxnimo
Zumba
Salmon Street Springs Fountain, SW Naito Pkwy iyo Salmon St
4, 6, 10, 14, 15, 30, 51,
Sabtiyaha, 11:00 Subaxnimo
Jimicsiyada Xooggan
Sellwood Park, SE 7th Ave iyo Miller St
70, 99
Sabtiyaha, 11:00 Subaxnimo
Ujam
Stephens Creek, SW Bertha Blvd iyo Chestnut St
1, 39
Sabtiyaha, 6:00 Galabnimo
Pound
Cathedral Park, N Edison St iyo Pittsburg Ave
4, 11, 16
Jimcayaasha, 1:45-4:30 Galabnimo
Pier Pool, 9341 N St. Johns Avenue
TAFAASIILO
JULAAY 5 - SIBTAMBAR 1 Ku dhaqdhaqaaq jardiinada kalaasyo jimicsi oo bilaash ah! Hore iskaga-sii-diiwaangalin ayaa la iskudhiirigalinayaa barta portlandparks.org lambarka koorsada 1072775, amaba iska kaalay!
9
Arbor Lodge Park N Bryant iyo Delaware Ave
FILIMAAN BILAASH AH
Duhurnimo
HAWLAHA
Creston Pool, 4454 SE Powell Blvd
uu caawinayey in laga dhigo jardiinooyinka Portland kuwa ugu fiican adduunka.
11 Subaxnimo 3 Galabnimo
GOOBTA
Isniinaha, 1:00-4:00 Galabnimo
Fasaxa Beerta NE 13 Ave iyo Multnomah St 503-823-8087 holladaypark.com
Portland wuxuu u dabbaaldegayaa 15 sano
Holly Farm Park 10819 SW Capitol Hwy
TAFAASIILO
KU SII HAKASHO MEEL
Maamulaha Beerta 877 SW Taylor St 503-823-8087 directorpark.org
dhulkeena guud. Ururka Jardiinooyinka
KU SII HAKASHO MEEL
GOOBTA
GOOBTA
Jardiinooyinka lama kala laha—
QADADA
20KA JUUN - 25KA OGOSTO
DHACDOOYINKA BILAASHKA AH EE XAGAAGA EE DHEERAADKAAH
Qaban qaabada, turjumaada, cabashooyinka, iyo macluumaadka dheeraadka ah, la xidhiidh Art Hendricks iimaylkan art.hendricks@portlandoregon.gov, use City TTY 503‐823‐6868, ama Oregon Relay Service: 711.
DHISIDDA DHUL GUUD
CIYAARTA DABAASHA BILAASHKA AH EE FURAN
HAWLAHA
4, 44
Marka lagu daro Bilaash U Ah Xagaaga Dhammaan, dhacdooyinkan BILAASHKA AH sidoo kale waxay ka dhacayaan xagaagan jardiinooyinka Portland!
TAARIIKHDA
DHACDADA
KU SII HAKASHO MEEL
Isniinaha, Juun 12-Ogosto 28, 6:00-7:00 Galabnimo
Khalfiyada Isniinta
Sabtida, Julaay 8, 11:00subaxnimo-5:00 g Galabnimo
Portland Caalamiga ah Xafladda
1, 4, 6, 8, 9, 10, 12, 14, 15, 17, 19, 30, 35, 36, 38, 39, 43, 44, 45, 51, 54, 55, 56, 58, 66, 68, 92, 94, 96, 99, 291,
Axadda, Ogosto 13, 1:00-2:30 Galabnimo
Qoob-ka-ciyaarka Qoyska Bollywood
Isniinaha, Juun 19-Ogosto 28, 6:30-8:00 Galabnimo
Riwaayadaha Habeenka Isniinta
Axadda, Julaay 23, 1:00-4:00 Galabnimo
Tamashlaha Axadda ee Jardiinada
Axadda, Ogosto 27, 1:00-4:00 Galabnimo
Tamashlaha Axadda ee Jardiinada
Sabtida, Sibtambar 9, 10:00 Subaxnimo-2:00 Galabnimo
Garoonka Ciyaarta Harper Maalinta Ciyaarta Bulshada
8, 17, 70, 77,
35, 44, 75
QADO BILAASH AH + RIWAAYAD
100 SANO OO UBAXYO AH
PORTLAND CAALAMI AH
DABBAALO BILAASH AH + DHEERAAD!
DABBAALDEGGA BOQOL-GUURADA
XAFLADDA DHAQANKA MUSLIMKA
Beerta Tijaabada Ubaxa ee Caalamiga ah ee Jardiinada Washington SABTIDA, OGOSTO, 26 | 11 SUBAXNIMO-8:30 GALABNIMO portlandoregon.gov/parks/100roses
Isku xidhista aadanaha iyadoo la adeegsanayo muusig, farshaxan, iyo cunto. SABTIDA, JULAAY 8 | 11GH-5 GALABNIMO | MAAMULAHA BEERTA
pdxmuslims.org
WARBAAHINTA BULSHADA
MANSABSKA
•
71
•
KOONFUR BARI
11:30 Subaxnimo
GOOBTA
•
3 Galabnimo WOQOOYI BAR
19,
2 Galabnimo 5 Galabnimo Khamiista kaliya
WOQOOYI BAR
Bellrose Station Apartments 7911 SE 92nd Ave
TAFAASIILO
WOQOOYI • WOQOOYI • WOQOOYI • WOQOOYI • WOQOOYI
KU SII HAKASHO MEEL
WOQOOYI •
QADADA
KOONFURGALBEED
HAWLAHA
•
•
KOONFUR BARI
•
KOONFUR BARI
•
KOONFUR BARI
curated art & craft supplies collectibles & curiosities
GOOBTA
8, 17, 70, 77,
#SFFA IYO #PORTLANDPARKS Ku dhaji Xagaaga Dhammaan Bilaash U Ah ee selfiyada, dhoolla-caddaynaha, sawirrada kooxeed, iyo wakhtiada xagaaga ee xiisaha leh jardiinooyinka Portland!
facebook.com/portlandparks @portlandparks @pdxparksandrec
Ka fiiri jadwalka oo dhammaystiran portlandoregon.gov/parks/sffa