Kindergarten Readiness Brochure (Somali)

Page 1

Diyaar u

Ahaanshaha Guud ee Xanaanada Caruurta ee la Rajeynayo

R E A D Y S E T GO

Helping your soon-to-be kindergartener be successful in school.


Kindergarten Readiness Expectations

According to Minnesota statute, a child is ready for kindergarten when he/she: • Is at least 5 years of age by September 1st of the child’s start of kindergarten • Has received early childhood screening • Has received medically acceptable immunizations

Examples of knowledge and skills listed in the standards are below. This list is only to show examples of children’s development and is not intended to be a checklist of skills.

• • • • • • • •

Xirfadaha Isku filnaanshaha Ardayga

Cuna cunooyinka caafimaadka leh ee isku dhaxjira Seexdo 10-11 saacadood habeenkii Magaca dhamaystiran dhaha/ sheega Musqusha caawinaad la’aan isticmaalo Gacmihiisa dhaqa oo qalijiya Duufsado, daboolo hindhisada iyo qufaca Usheega dadka kale waxay u baaahan yihiin Kaligood xirta kabahooda iyo jaakadahooda (koorka)

Xirfadaha dhaqdhaqaaqa muruqyada faraha, gacmaha iyo lugaha •M aqasta si saxsan u qabta • S i xirfadaysan u jara leyn toosan ama qaloocsan • S i saxan u qabsada qalin rasaaska, qalinka kalooraatiga ah (crayon), iyo qalin khadka •Q ara magacyada kaliya xarafka ugu horeeya oo wayn •Q abanaya oo tuuraya kubad •H al lug ku orda, kuna boodbooda

Xirfadaha Bulshada & Shucuurta

Xirfadaha afka (luqada) & Akhriska

• Jecel buugagta iyo in loo akhriyo •O gyahay in xarfahu ay leeyihiin dhawaaq •G aranaya geeraar, heesana •M uujinaya xisaynta dhawaaqyada iyo erayada •Q abta buug, rogana bogagga. •G aranaya xarfaha waaway iyo kuwa yaryar •G aranaya erayada isku dhawaaqa/ erayada ku dhamaada, kana qaybgala ciyaaraha erayada laiskubeego • I lamaha kale iyo dadka waawayn kula hadla oraahyo dhamaystiran

• Dhageysta dadka waawayn raacana shuruucda • Isku ilaashada gacmahiisa iyo lugahiisa • La heshiin kara ilmaha kale • La ciyaara caruurta kale la xaliya mas’aaloyin si naxariis ay ku jirto • Waqti kooban fadhiista, dhagaystana • Magacaaba shucuurta, ilaaliya ficilada (dhaqdhaqaaqa) • Dhageysta sheeko qashqashaad la’aan • Ku nagaada howsha xitaa hadii ay adkaato • Isku daya waxyaaba cusub

Xirfadaha Xisaabta • Garanaya nambarada 0-10 sidey doonaan ha iskugu xigeen • T irinaya ilaa 20 ama waxii ka koreeya • Garanaya muuqaalada asaasiga ah (goobo/wareeg, 4 gees, 3 xagal/gees, iwm.) • Magacaaba 10 midab • T irinaya koox ka tirsan toban shay • Arka oo dhamaystira naqshadaha sahlan (casaan (gaduud), buluug, casaan (gaduud), buluug)


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.