SIDA AAD ADIGU ISAGA QAADI LAHAYD BAARITAANKA HPV *
TALLAABADA KOOWAAD
TALLAABADA LABAAD
TALLAABADA SADDEXAAD
TALLAABADA AFARAAD
• Kastuumahaaga hoos u dhig
• Qaab wanaagsan jirkaaga u dhig
• Si tartiib ah u wareeji suufka 1 - 3 jeer
• Dib suufka ugu celi dhalada/tuubada
• Dhex gali suufka siilkaaga, adigoo isku dayaya inaad geliso ilaa calaamada cas
• Kabacdi ka saar suufka
• Tuubbada/dhalada ku soo celi dhakhtarkaaga ama kalkaalisadaada caafimaad
• Qalooci furka cas oo banaanka usoo saar suufka • Fiiri suufka oo la soco usmadda cas ee ugu dhow afka hore ee jilicsan
AFKA HORE JILICSAN YAHAY
CALAAMADDA GUDUUDAN
www.vcspathology.org.au
• Waa inaanay ku xanuunin
• Haddii aad qabtid wax su'aalo ah, weydii dhakhtarkaaga ama kalkaalisadaada
Dhaqtarkaaga ayaa ku siin doona suuf * Sawirkan waxaa laga soo qaatay Garrow SC et al. helitaanka infekshinka laga qaado galmada (chlamydia), jabtada, iyo infekshinka trichomonas ee lagu helo is baarista qofku sameeyo ee xubinta taranka hoose ee goobaha fog fog ee woqooyiga Australia tababarka caafimaadka. Infakshinka lagu kala qaado galmada 2002 Ogast 78 (4) 278-81
Copyright Notice © 2020 VCS Foundation Ltd. (ACN 609 597 408) Agabkan waxay ku xiran yihiin xuquuqda daabacaada waxaana ilaaliya Xeerarka Xuquuqda daabacaadda ee Australia. Xuquuqda oo dhan way dhowrsan tahay. Nuqul kasta ama qaybinta qalabkan iyada oo aan oggolaansho qoraal ah laga helin milkiilaha xuquuqda daabacaadda lama oggola.
Corp-Mkt-Pub-117 V4