The Somali Link Newspaper Oct 27-Nov 3, 2016

Page 1

Pg.3

See more endorsements 0n Pg.3 & Pg.12

OCT. 27 - NOV. 3, 2016

VOL. XII - ISSUE 9

News Brief Haweenay Soomaali Ah oo Dariskeedii Difaacay Pg. 2

Pg.4

FBI, Waad Mahadsan

Clinton slightly more trustworthy than Trump variety of issues, poll suggests Pg. 3 Qaramada Midoobay oo Ku Dhowaaqday in Doorashada Somaliya La Afduubay Pg. 5

Banaanbax Looga Soo Horjeedo Xukunkii dowlada India oo ka Dhacay Muqdisho Pg. 5

Photographer: James M. Dobson

Columbus City Council does condemn religious intolerance and the rise of Islamophobia Pg. 10

Curtis Wayne Allen, Gavin Wayne Wrightand and Patrick Eugene Stein

FBI, waad mahadsan tihiin. Muslimiiinta Soomaaliyeed ee ku

dhaqan gobolka Kansas, magaalada Garden caawa si fiican ayey u seexan

karaan ka dib markii ay FBI-du oo ay wehliyaan ciiddanka Boliisa qabteen saddex nin oo caddaan ah. Saddexdaan nin waxaa qorshahoodu ahaa in ay qarxiyaan dhismo ay ku jiraan dad Soomaali ah oo ka badan 120 qof. War aan ka soo xiganay FBI-da ayaa noo sheegay in Curtis Wayne Allen, Gavin Wayne Wright iyo Patrick Stein, ay qorshaynayeen in ay

qol qol u galaan guryaha Soomaalidu deggan tahay ee magaalada Garden, halkaana ku dilaan qof kasta oo guryahaas ku nool. Waxay kaloo damacsanaayeen in ay gawaariga Soomaalida bumbo kuwada xiraan, halkaasna ay ku gubaan baabuurta Soomaaliyeed. Waxay FBI-du kaloo noo sheegtay in ay doonayeen in qorshaha qaraxooda ku aadiyaan Continued on Pg. 3

Maxkamad Ku Taal Hindiya oo Dil ku Xukuntay

Waxaa magaaladan Columbus booqasho gaaban oo labo maalmood ah ku yimid Danjiraha Soomaaaliya u fadhiya dalkan (dhexda), wuxuuna ka hadlay shaqadiisu waxay tahay iyo baahida loo qabo in la mideeyo jaalliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalkan. Wuxuu kaloo uu ka hadlay hadal kutiri ku teen ah oo sheegaya in Danjirahu doonayo in uu celiyo dadka Soomaaliyeed ee xabsiyada ku jira. Wuxuu sheegay in uusan waxba ka qaban Karin, sharciga Dalkan Maraykankana uusan jabin Karin.

Maxaabiis Somali ah oo Hindiya ku Xiran

Maxkamad ku taala dalka Hindiya ayaa dil ku xukuntay 50 ruux oo Soomaali ah, kuwaasoo ka mid ahaa 119 qof oo horay dowladda Hindiya u

sheegtay inay ahaayeen burcad badeed. Illaa afar howl gal oo ciidamada badda Hindiya ka Continued on Pg. 2

The Somali Link. Stay connected to your roots. For more information Email: Somalilink@yahoo.com â– 614.805.8630

See more Somali Link Newspaper endorsements on Pg.3 and Pg.12


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.