VOL. XII - ISSUE 12
Gabar Soomaali Ah oo HIV Qaad siisay 15 Wiil
NOVEMBER 2019
Adeega Qareen Russell Flickinger
Faadumo Faarax
Wargeyska startribune ee ka soo baxa Minnesota, ayaa daabacay in Gabadh Soomaali ah oo la yiraahdo Barni Mohamed Khaliif oo degan gobolka Minnesota ay 15 Dhallinyaro Soomaali ah qaadsiisay Viruska HIV. Startribune, ayaa sidoo kale daabacay in gabadhaan hadda ka hor Booliiska Minnesota ay Fiiri Gabar Soomaali Pg4
Soomaali Badan Ayaa Taageersan Morgan Qareen Russell Flickinger
W/Q: Mahdi Taakilo Somalilinknewspaper@gmail.com
Waxaan ku soo baxay Soomaali badan oo ku shirsan qof istaagan Moolka Banaadir, su’aalana waydiinaysa. Qofkaasi waxay ahayd Morgan Harper oo ah gabar doorasho ugu jirta Xaafada Saddexaad ee Congress-ka laga soo galo. Xaafadan ayaa waxaa deggan Soomaali aad u fara badan. Cid kasta oo doonaysa in ay ku guulaysatana waa in ay heshaa codka Soomaalida ku degan Xaafadan. Morgan oo dhowr iyo soddon jir ah ayaa waxay u muuqataa in ay aad isugu dayayso in ay Fiiri Morgan Pg10
News Brief Ilhan Omar bashes North Dakota state Senator…………..Pg.3 Soomaalida Columbus iyo Doorashadan …………………...Pg.4 Saraga grocery aims to fill Linden-area food void……………….Pg5 Madaalayaasha Columbus……..….Pg8
Maxaad ka taqaan Qareenka Russell Flickinger? Russell wuxuu u adeegaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmadan Franklin iyo nawaaxigeeda. In ka badan 10,000 oo qof ayuu caawiyey mudadii uu la shaqaynayey dadka Soomaalida ah oo haatan gaaraysa 19 sano, wuxuuna ka caawiyey maxkamad ay lahaayeen ama siiyey deeq lacageed
oo ay u baahnaayeen. Sidaad la socotaan waxaa magaaladan ka dhaca ciyaaraha kubada cagta oo sannadle ah oo ay soo qaban-qaabiyeen dhallinyaro reer Columbus ah. Dhallintaradan ayaa ka bilowday magaalada Columbus abaabulka ciyaarahan muddo haatan laga joogo 19 sano. Ciyaartooyda halkan ku ciyaartaa waxay ka kala yimaadaan dhammaan gobolada North America. Waxaana lacagta ugu badan soo
U Codee Elizabeth Brown
Elizabeth Brown, oo ah gabadhuu dhalay Senatar Brown, waa senatorka Ohio ugu jira Dowladda Federalka ah, ayaa ka mid ah dadka u tartamaya maamulka magaalada Columbus bisha November 5-deeda. Soomaalida ku nool Columbus Ohio waxay magaalada Columbus soo galiyaan lacag aad u Elizabeth Brown
Rob Dorans
Rob Dorans for Columbus Member of Council Columbus City Schools Board Members Endorsement James C. Ragland for Columbus Board of Education Eric S. Brown for Columbus Board of Education Jennifer Adair for Columbus Board of Education Tina Pierce for Columbus Board of Education Carol A. Beckerle for Columbus Board of Education
Rob Dorans waxaa loo magacaabay xubinnimada guddiga magaalada bishii labaad ee Sannadkan. Asagoo yar oo arday ah ayuu billaabay in uu bulshada u shaqeeyo, markuu ardayga ahaa wuxuu ka qayb qaatey diiwaan gelinta codadka ardada Jaamacadda. Rob waa nin aaminsan in bulshada si iskaa wax u qabso ah loola shaqeeyo marka aad waqti hayso. Waa qareen, waqtiyada qaarkoodna caawiya bulshada taagta daran oo aan kharash u hayn in ay Qareen qabsadaan. Mr, Rob Dorans wuxuu Fiiri Dorans Pg5 U Codee Emmanuel Remy Gudiga Magaalada
The editors of Somali Link have listened carefully to members of our community. We urge you to vote FOR these candidates and issues.
Columbus & Franklin County Endorsements Andrew J. Ginther for Columbus Mayor William A. Sperlazza for Municipal Court Judge Environmental Court Columbus City Council Members Endorsements Elizabeth Brown for Columbus Member of Council Emmaunuel V. Remy for Columbus Member of Council Shayla D. Favor for Columbus Member of Council
Fiiri Brown Pg5
U Codee Rob Dorans Xubin Guddiga Magaalada
See Qareen on Pg2
Somali Community Voting Recommendations
fara badan. Dhammaantoodna waxay baxshaan
Emmanuel Remy
Emmanuel waa madaxa Guddiga hormarinta dhaqaalaha, degaanka iyo xiriirka guddiyada maamulka ee magaalada Columbus. wuxuuna horey madax uga ahaa guddiga shaqaalaha iyo gaadiidka dadweynaha. Emmanuel wuxuu si gaar ah isaga xilsaarey in uu fahmo baahiyada gaarka ee dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan magaaladan. Hoggaamintiisa darteed ayey suurto gashay in la sameeyey meelo lagu lugeedyo (sidewalks) oo u dhow iskuullada si ardada nabad gelyo ugu tagto, kana soo laabato iskuulka. Fiiri Remy Pg5 U Codee Shayla Favor xubin Guddiga Magaalada (City Council Member)
Shayla Favor
Shayla Favor waxaa la magacaabey gudiga Magaalada Columbus bishii January ee sannadkan. Waxayna buuxisay booskii ay banneysey Jaiza Page oo loo magacaabey Xaakim. Ms. Favor waxay horey uga soo shaqeysay oo ku xigeen u ahayd Xeer ilaaliyaha magaalada Columbus Zack Klein. Shayla waa qareen howl kar ah oo wax badan ka soo qabatey xoojinta sharciga dhinaca deegaanka, kuna guuleysatey kiisas badan oo shirkado iyo rag jagooyin culus-culus haya oo kuna xad gudbey sharciga deegaanka.
The Somali Link Newspaper Stay connected to your roots for more information | Email: SomalilinkNewspaper@gmail.com | 614.805.8630
Fiiri Favor Pg5