Fraud Prevention Pamphlet - Somali

Page 1

Haddii lacag lagaa musuq-maasuqay, la xidhiidh: 1. Booliska Edmonton una sheeg: Adeegga Booliiska Edmonton

MUSUQA

780-423-4567 2. Shirkadahan hoos ku qoran ee sumcadda ilaaliya u sheeg in macluumaadkii gaarka kuu ahaa lagaa xaday: Equifax – 1-800-465-7166 TransUnion – 1-800-663-9980 Haddii aan lacag lagaa xadin, laakiin aad ka shakisantahay in lagu eeganayo la

KA HORTAGGA BEEN-ABUURKA:

xidhiidh Xarunta ka Hortagga Been-Abuurka ee Canada at 1-888-495-8501 ama

Sida Laysaga Ilaaliyo Musuqa, Been-Abuurka, iyo Xogta Gaarka kuu ah oo Lagaa Xado

www.antifraudcentre-centreantifraude.ca Si aad u hubiso in cidda macluumaadka ku waydiinaysa ay Booliiska Edmonton tahay waxaad wacdaa Adeegyada Booliiska Edmonton, call 780-423-4567.

780-423-4567


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.