DADKA NAAFADA OO BARLAMAANKA 9AAD GAARSIIYE CODSI

Page 1

DADKA NAAFADA OO BARLAMAANKA 9AAD GAARSIIYE CODSI

March 2013

1


Arrar Bishii marso 2013 dadka naafada somaliyed waxaa ay fursad u heley kulan ay la yeeshaan gudoonka sare ee golaha shacabka baarlamaanka 9aad ee dalka somaliyed. Kulankaa oo ka dhacay xarunta golaha shacabka hoolka shirarka kulankaas oo ay ka soo qeeyn galyeed dad naafo aad u badan Dadka kazoo qeeyb galay kulnka ayaa ahayaa 150 qofood qeeybaha kaladuwan dadka naafada qeybaha Naafada jirk, Indholeyasha iyo Dhagoolayasho oo rag iyo dumar isugu jiro. Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabiye hayada dadka naafada iyo dadka naafada u dhaqdhaqaaqo. Kuwaa oo ka gol lahaa in dadka naafad dalabkooda ay gaarsiyaan sharci dejiyaasha somaliyed

Dadka naafada ayaa dhib adag u soo maray in ka qeeyb galaan kulanka oo ay gudbiyaan codsi xaquuqdooa si loogu daro dashtuurka iyo sameyeen sharci naafada iyo hayad madax banaan dadka naafada somaliyed. Hayadaan oo noqon doont mid dowli daka naafada ay dhaqale u soomariyaan ururada dadka naafada iyo bulshada naafada Qodobada Dadka Naafada 1. In dastuurka lagu daro qodobo mujinaya xaquuqda dadka naafada somaliyed 2. In la sameeyo sharciga naafada qaranka somaliyed 3. In Somaliya ay saxiido sharciga caalmiga xaquuqda dadka naafada iyo in si sax ah loo hirgeliyo 4. In dadka naafada ay ka qeeybqatan siyaasda loona sameyo kooonto sharcidejinta iyo fulinta 5. In la dhiso hay’ad madax banaan dadka naafada qaran oo dastuuri

Gudoonka golaha shacabka ayaa dadka naafada u qaabilay si sharaf iyo xushmad ku dheehaan iyaka oo fadhiya kuraasta xildhibanada somaliyed. Qaarka mid dadka naafada ayaa ku dooday in fadhigan uu yahay mid aan loo dhameeyn. Sababtoo ah majiraan xildhibaan naafo ah oo kuraastan ku fadhiisto. Si aawgeed dadka naafad ayaa ka codaday gudoonka barlamanka in laga dhigo mid loo dhanayaha baarlamnaka tobanaad ee so oscodoa 2016

Dadka naafada ayaa weey diiye suaalo kaladuwan gudoonka sare baarlamnka Maxamed Cusman Jawari iyo Mahada Cawid oo goob joog ka ahaa kulanka. Gudoonka baarlamanka ayaa faray xogheynada iyo hoowl wadeenada in ay ka qadan warqada codsiga si loo hordhigo xildhibanada kulamada soo socodo 2


Cabaas Ismaaciil Cadoow Gudomiyaha dalada sodeyn u ku hadlaye magaca dadka naafada ayaa yiri daka naafada waxaa ay halkan u yimideyn in idiinsoo gudbiyaan dhibaatooyin badan oo kaladuw. Sida ka qeeygalin shaqaalaha rayidk, siyaasada iyo mashaariicda horumarinta. Waxaa kale oo jiro dhibaatooyin dadka naafada mootooyinka wata in laga celiyo wadooyinka iyada oo ay xoog ku maran gadiidka ay wataan dadka hubeysan ama dowlada ka tirsan Maxamed Cusman Jawaari Gudoomiayaha golaha shacabka ayaa ku amanay dadka naafada sida geesinimadaleh ay ku donayaan xaquuqaadkooda gaarka iyo an guud. Waxaana idiin balanqadeeyna in dowlada iyo barlamanka uu ka jawaabi doono codsigiina qimaha badan oo aad manta nasoo gaarsiiseey. Maxamed Cisman Jawari ayaa yiri kulanka manta waxa uu iiga qiimo badanyahay kulamdii hore waxaa I horfadhiyo bulshada somaliyed dadkii mudnaanta kowaad nagu lahaa.

http://www.jornalizem.com/wararka-somaaliya/baaqa-daladda-naafadda-ee-sddf-taageero-buuxda-kulankiinaafada-iyo-baarlamaanka-soomaaliyeeddaawo-sawirada IEDP Institute of Education for Disability People Abdullahi Hassan Email: abdullahisoda@hotmail.com

3


Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.