kadib kulamo iyo wadatashiyo badan si toos ah iyo si dadban dadka naafada ayaa si midnoleh u gartay in ay warqad codsi fulinta sharciga hayada naafada u diran xafisyada madaxda ugu sareeysa dalka somaliyed. taas oo rajeynayan in si xushmad iyo qadarin ku dhehan looga soo jawaab celiyo
mahadsanid