2025 Magaallada Eden Recycling Guide

Page 1


Cuntooyinka cusub ee ka baxa Guriga Dib u Adeegsiga ayaa lagu Samayn karaa

La xiriir shirkadaada qashinka si aad u hesho qasaca lagu uruursho qashinka dhirta.

Kala sooc qashinkaaga cuntada, miraha kafeega, tiishka musqusha, tiishka iyo qashinnada kale ee nadiifta ah kuna shub bacda la gubi karo ee gurigaaga.

Geli qashinkaaga bacaha ku jira salada dib u warshadeynta qashinka nadiifta ah ee ay bixisay shirkadaada qashinka.

Shirkada qashinka ayaa qaadaysa qashinkaaga nadiifta ah kadibna ku ridaysa xarrunta lagu gubo agabka ganacsiga.

Qasacyada dib u warshadaynta qashinka dhirta ee wadada geeskeeda ayaa laga heli karaa qoysaska dhex dagan Magaallada, marka laga reebo guryaha qoysaska badan ee leh nidaamka qashin uruurinta mideysan.

Qashinka La Aqbalaayo

CUNTADA

Mirraha, khudaarta, hilibka, lafaha, maadooyinka cuntada, qalfoofyada ukunta, baastada, roodhiga iyo miraha lowska

WARAAQDA CUNTADU WASAQAYSAY

Bokisyada gaynta biisada, suufka, tiishka musqusha iyo kartoonnada ukunta ee waraaqda ah

AGABKA LA GUBO EE SHARCIYAYSAN

Koobabka waraaqda iyo caaga ah, saxuunta, baaquliyada, maacuunta iyo qasacyada uu ku qoran yahay erayga “compostable” ama summada BPI.

AGABKA KALE EE LA GUBI KARO

Miraha kafeega iyo miireyaasha, tiishka wajiga ayna ku jiraan Q-tips™, beeraha guryaha iyo ubaxyada, iyo agabka alwaaxa sida cadadka alwaaxyada, suufka dhagalaha iyo findhicillada.

Qashinka Aan La Aqbalin

Qaar kamid ah agabka ugu muhiimsan ee laga ilaalinaayo dib u warshadaynta cuntooyinka ayaa kala ah: Dhalooyinka

Agabka caaga, ayna ku jiraan istiikarada cuntada, maacuunta iyo

Styrofoam™

Agabka waraaqaha caaga ku daboolan sida koobabka kafeega iyo soodhada

Duubabka cuntada fudud iyo baakadaha cuntada

Qasacyada wax lagu qaato ee aan sharciyaysnayn iyo maadooyinka ay ku qoran tahay “biodegradable”

Xafaayadaha, agabka nadaafada iyo suufka nadaafada

Olyada ama saliida

edenprairie.org/Organics

Waxa Dib loo Warshadeynaayo*

WARAAQDA

Waxaa ku jira waaraqaha boostada, wargaysyada, war lalisyada, waraaqaha liiska, buug yareyaasha iyo buuggaagta taleefanka

BOKISYADA/SANAADIIQ

Waxaa ku jira bokisyada alwaaxa cuntada, hadiyadaha, elektaroonigyada, agabka musqusha

KARTOONNADA

Waxaa ku jira kartoonnada caanaha, casiirka, maraqa, fuudka iyo khamrida

DHALOOYINKA

Waxaa ku jira dhallooyinka iyo baaldiyada cuntada iyo cabitaanka

CAAGA

Waxaa ku jira qasacyada cuntada, cabitaanka, saabuunta iyo dhalooyinka saabuunta wax dhaqda, iyo Caanahafadhiyo, dufanka xaydha ah, wax soo saarka iyo qasacyada kale

QASACYADA BIRTA/DHALLADA

*Agabka waa in la galshaa qasaca dib u warshadeynta si gaargaar ah. Haku xirin bac alaabta.

Haku Ridin Qasaca Geeska Wadada

Bacaha iyo duubabka caaga ah

Dib u warshadeynta bacaha Agabka waawayn ee caaga ah iyo boonbaleyaasha

sida saladaha dhar dhaqaalka ama qasacyada wax lagu kaydsado

Isbuunyada bacda ah (Styrofoam™)

Agabka Korontada iyo baytariyada

Agabka biraha sida boorarka iyo digsida, tuulalka ama qalabka wax la surto

Saxuunta waraaqda ah, koobanka, suufka, istaroowyada iyo maacuunta

Saxuunta dhalada ah dhalada daaqadaha iyo dhoobada

Fiilooyinka korontada, nalalka sharaxaada iyo tuubooyinka

Dhululubooyinka aariyadu ku jirto (propane, helium)

Qasacyada ay ku jiraan maadooyinka khatarta ah

Cirbadaha iyo waxyaabaha afaysan

Qaar badan oo agabkaan kamid ah ayaa dib loogu warshadeyn karaa goobo gaar ah oo la dhigo. Xog badan ka eeg hennepin.us/GreenDisposalGuide.

Qashinka Guriga ee Khatarta ah

Hennepin County ayaa leh xarumaha qashinka la geeyo oo ku yaala Bloomington (1400 W. 96th St.) iyo Brooklyn Park (8100 Jefferson Highway) kuwaasoo lagu rido qasaqda khatarta ah iyo agabka dhibaatada keenaaya, ayna ku jiraan baytariyada. Dadka dagan Eden Prairie ayaa sidoo kale keeni kara qashinka khatarta ah Environmental Center oo ku taala Chaska (116 Peavey Circle). hennepin.us/DropOff

Qashinka Daawada

Qubidda wanaagsan ee daawada aan la isticmaalin ayaa muhiim ah si looga hortago xadgudubka loona difaaco bii'ada. Waaxda Booliiska ee Eden Prairie ayaa siisa bacaha qashinka lagu qaado dadka deegaanka waxayna qabataa munaasabadaha maalinta dib u celinta daawada. Daawada ayaa sidoo kale lagu ridi karaa goobtii la doono oo sanduuqa Degmada Hennepin yaalo. hennepin.us/Medicine

Qashinka Fagaaga

Dookhyada maareynta qashinka fagaaga waxaa ku jira qashinka laga qaado geeska wadada oo ay bixiyaan inta badan shirkadaha qashinka, gubista qashinkaaga fagaaga ama gaynta goobta la dhigo.

Xarunta Qashinka Fagaaga ee Eden Prairie (9811 Flying Cloud Drive) ayaa caadiyan la furaa Jimcada ugu

danbaysa ee Abriil waxaana la xiraa Axada ka horaysa

Maalinta Mahadnaqa, haddii cimiladu ogolaato. edenprairie.org/YardWaste

Munaasabadaha Dib U warshadeynta ee 2025

Magaalladu waxay qabataa munaasabadaha uruurinta qashinka balaaran ee gu'ga iyo dayrta si loogu uruursho agabka adag sida qalabka korontada, elektaroonigyada, qalabka korontada, qalabka guriga, qalabka jimicsiga, taayirada iyo waxyaabo kale; 98% agabka lasoo uruurshay ayaa dib loo warshadeeyay.

Gaynta Agabka Dib u warshadeynta xiliga Gu'ga

Sabtida, Maajo 3

Gaynta Agabka Dib u warshadeynta xiliga Dayrta

Sabtida, Sibteembar 13

8 a.m.–galabkii

XaruntA Qashinka Fagaaga ee Eden Prairie

Ka eeg qarashka iyo xog dheeri ah webseedka magaallada.

edenprairie.org/RecyclingEvents

Hindisaha Eden Prairie ee bii'ada wanaagsan waa dedaal joogto ah oo diirada la saaraayo waxbarashada iyo dhaqan gelinta farsamooyinka sugnaanta si loo difaaco bii'ada iyo khayraadka dabiiciga ah ee bulshadeenu ku baashaasho. Magaaladu waxay tusaale u tahay ayna siisaa aasaas dadka deegaanka iyo ganacsiyada si ay u sameeyaan farsamooyinka ilaalinta bii'ada ee afarta aag - tamarta, dhulka, qasaqda iyo biyaha. edenprairie.org/SustainableEP City of Eden Prairie

Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.