Tariikh: 04-04-2020
WARGELIN MUHIIM AH
BADBAABID NAFTAADA IYO DADKA KALE
Ku: Dadka Naafada iyo Hay’ada Naafada Kadib Gararashada Xaalada Cudurka Covid19 ee dalka Somaliyed oo laga deeyrinayo. in aan dirno fariintaan.
Waxa aan garwaaqsanay
Oo ku so socoto masuulinta iyo
maamulada xarumaha dadka naafad urruada, iskuulada iyo goobaha ay dadka naafada iyo kaamamka. 1. In la joojiyo dhaq-dhaqaaqa dadka naafada Guud iyo mid Gaar oo ay dad badan ku kulmikaraan 2. In si ku meelgaar ah loo joojiyo hoowlaha ay wadaan ururada, iskuulada iyo xarumaha dadka naafada u adeego ee dalka somaliyed oo dhan 3. In
dadka
naafada
ay
ku
dadaalaan
naafada,
nafaqeeynta jirka iyo feejig naan dheeri ah. 4. In dadka waayeelka dadooda ay
ka weeyntahay 50
sano sifiican loola socdo xaaladooda nadaafada, nafaqada
iyo
caafimaad
si
looga
nuglahansho halista cudurka covid19 Mahadsanidiin
Email: Somali.disability.cluster@gmail.com
fogaado
u