2024 Magaallada Eden Recycling Tusmada

Page 1

MAGAALLADA EDEN
TUSMADA 2024

Sida ay u shaqeyso

La xiriir shirkadaada qashinka si aad u hesho qasaca lagu uruursho qashinka dhirta.

Kala sooc qashinkaaga cuntada, miraha kafeega, tiishka musqusha, tiishka iyo qashinnada kale ee nadiifta ah kuna shub bacda la gubi karo ee gurigaaga.

Geli qashinkaaga bacaha ku jira salada dib u warshadeynta qashinka nadifta ah ee ay bixisay shirkadaada qashinka.

Shirkada qashinka ayaa qaadaysa qashinkaaga nadiifta ah kadibna ku ridaysa xarunta lagu gubo agabka ganacsiga.

Qasacyada dib u warshadaynta

qashinka dhirta ee

wadada geeskeeda

ayaa laga heli karaa

qoysaska dhex dagan

Magaallada, marka

laga reebo guryaha

qoysaska badan ee

leh nidaamka qashin

uruurinta mideysan.

DIB U WARSHADEYNTA CUNTOOYINKA CUSUB

Qashinka La Aqbalaayo

CUNTADA

WARAAQDA CUNTADU WASAQAYSAY

Miraha, khudaarta, hilibka, lafaha, maadooyinka cuntada, Bokisyada gaynta biisada, suufka, qalfoofyada ukunta, baastada, tiishka musqusha iyo kartoonnada

roodhiga iyo miraha lowska ukunta ee waraaqda ah

AGABKA LA GUBO EE SHARCIYAYSAN

Koobabka waraaqda iyo caaga ah, saxuunta, baaquliyada, maacuunta iyo qasacyada uu ku qoran yahay erayga

“compostable” ama summada BPI.

AGABKA KALE EE LA GUBI KARO

Miraha kafeega iyo miireyaasha, tiishka wajiga ayna ku jiraan Q-tips™, beeraha guryaha iyo ubaxyada, iyo agabka alwaaxa sida cadadka alwaaxyada, suufka dhagalaha iyo fndhicillada.

Qashinka aan La Aqbalayn

Qaar kamid ah agabka ugu muhiimsan ee laga ilaalinaayo dib u warshadaynta cuntooyinka ayaa kala ah:

Dhalada Duubabka cuntada fudud iyo baakadaha cuntada

Agabka caaga, ayna ku jiraan istiikarada cuntada, maacuunta iyo Qasacyada wax lagu qaato ee aan isbuunyada™ sharciyaysnayn iyo maadooyinka ay ku qoran tahay “biodegradable”

Agabka waraaqaha caaga ku

daboolan sida koobabka kafeega Xafaayadaha, agabka nadaafada iyo soodhada iyo suufka nadaafada

Olyada ama saliida

0 0 0 0 0 0
edenprairie.org/Organics

Waxa Dib loo

WARAAQDA

BOKISYADA/ SANAADIIQ

Waxaa ku jira waaraqaha boostada, wargaysyada, war lalisyada, Waxaa ku jira bokisyada alwaaxa cuntada, waraaqaha liiska, buug yareyaasha hadiyaha, elektaroonigyada, agabka musqusha iyo buugaagta taleefanka

KARTOONNADA DHALOOYINKA

Waxaa ku jira dhalooyinka iyo caanaha, casiirka, maraqa, fuudka baaldiyada cuntada iyo cabitaanka iyo khamrada

Waxaa ku jira kartoonnada

CAAGA

Waxaa ku jira qasacyada cuntada, cabitaanka, saabuunta iyo dhalooyinka saabuunta wax dhaqda, iyo Caanahafadhiyo, dufanka xaydha ah, wax soo saarka iyo qasacyada kale

Qasacyada birta iyo

DIB U WARSHADEYNTA GUUD
Dhalada

HAKU RIDIN Qasaca Geesk

Bacaha iyo duubabka caaga ah

Dib u warshadeynta bacaha

Agabka waawayn ee caaga ah iyo boonbaleyaasha sida saladaha dhar dhaqaalka ama qasacyada wax lagu kaydsado

Isbuunyada caaga ah (Stoyrofoam™)

Agabka Korontada iyo baytariyada

Agabka biraha sida boorarka iyo digsida, tuulalka ama qalabka wax la surto

Saxuunta waraaqda ah, koobanka, suufka, istaroowyada iyo maacuunta

Saxuunta dhalada ah dhalada daaqadaha iyo dhoobada

Fiilooyinka korontada, nalalka sharaxaada iyo tuubooyinka

Dhululubooyinka aariyadu ku jirto (propane, helium)

Qasacyada ay ku jiraan maadooyinka khatarta ah

Cirbadaha iyo waxyaabaha afaysan

Qaar badan oo agabkaan kamid ah ayaa dib loogu warshadeyn

karaa goobo gaar ah oo la dhigo.

Xog badan ka eeg hennepin.us/GreenDisposalGuide.

0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0

Qashinka Khatarta ah ee Guriga

Degmada Hennepin waxay maamushaa

xarumaha qashinka la dhigo oo ku yaala

Bloomington (1400 W. 96ee St.) iyo Brooklyn Park (8100 Jefferson Highway) si loo geeyo qashinka

khatarta ah iyo agabka dhibaatada abuuri kara, ayna ku jiraan baytariyada. Dadka dagan Eden

Prairie ayaa sidoo kale keeni kara qashinka

khatarta ah Environmental Center oo ku taala

Chaska (116 Peavey Circle).

hennepin.us/DropOff

Qashinka Daawada

Tuurista wanaagsan ee daawada aan

la isticmaalin ayaa muhiim ah si looga

hortago xadgudubka loona difaaco

bii'ada. Waaxda Booliiska ee Eden Prairie

ayaa siisa bacaha qashinka lagu qaado

dadka deegaanka waxayna qabataa

munaasabadaha maalinta dib u celinta

daawada. Daawada ayaa sidoo kale lagu

ridi karaa goobtii la doono oo sanduuqa

Degmada Hennepin yaalo.

hennepin.us/Medicine

KHAYRAADKA KALE EE QASHIN

Qashinka Fagaaga

Dookhyada maareynta qashinka fagaaga waxaa ku jira qashinka laga qaado geeska wadada oo ay bixiyaan inta badan shirkadaha qashinka, gubista qashinkaaga fagaaga ama gaynta goobta la dhigo.

Xarunta Qashinka Fagaaga ee Eden Prairie (9811 Flying Cloud Drive) ayaa caadiyan la furaa Jimcada ugu danbaysa ee Abriil waxaana la xiraa Axada ka horaysa Maalinta Mahadnaqa, haddii cimiladu ogolaato.

edenprairie.org/YardWaste

Munaasabadaha Dib U warshadeynta ee Labadii Sanaba Mar

Magaalladu waxay qabataa munaasabadaha uruurinta qashinka balaaran ee gu'ga iyo dayrta si loogu uruursho agabka adag sida qalabka korontada, elektaroonigyada, qalabka korontada, qalabka guriga, qalabka jimicsiga, taayirada iyo waxyaabo kale; 98% agabka lasoo uruurshay ayaa dib loo warshadeeyay. La soco munaasabadaha la qaban doono 2024!

edenprairie.org/RecyclingEvents

City of Eden Prairie

8080 Mitchell Road

Eden Prairie, MN 55344

edenprairie.org/SolidWaste

MAGAALLADA EDEN PRAIRIE

Recycling

Eden Prairie bii'ada wanaagsan waa

dedaal joogto ah oo diirada la saaraayo

waxbarashada iyo dhaqan gelinta

farsamooyinka sugnaanta si loo difaaco

bii'ada iyo khayraadka dabiiciga ah ee

PRAIRIE

bulshadeenu ku baashaasho. Magaaladu waxay tusaael u tahay ayna siisaa

aasaas dadka deegaanka iyo ganacsiyada si ay u sameeyaan farsamooyinka

ilaalinta bii'ada ee afarta aag - tamarta, dhulka, qasaqda iyo biyaha.

edenprairie.org/SustainableEP

" ~ SUSTAINABLE '-I ' EDEN
2024
TUSMADA

Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.