Wargeys bille ah, kana soo baxa magaalada Dusmo reeb Jimco, 01 February 2019, Cadadka 071aad, Sanadka 6aad
MAXAA CUSUB?
‘SHAQO DAWLADEED’ WAA MAXAY? QORAALLO KALE SHIIKH SHAAKIR OO U SOCDAALAY DALKA DIBADDIISA | Bogga 2aad ISBITAALKA DEGMADA GAWAAN OO LA HIRGELIYEY GUGII 2018 IYO GALMUDUG | Bogga 3aad ‘SHAQO DAWLADEED’ WAA MAXAY? | Bogga 4aad
Bogga 2aad
2
Cadadka 071aad, Sanadka 6aad
WARARKA
Jimco, 01 February 2019
SHIIKH SHAAKIR OO U SOCDAALAY DALKA DIBADDIISA
Ra'iisal Wasaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Shiikh Maxamad Shaakir, ayaa u ambabaxay dalka dibaddiisa. Inta uusan u dhoofin dalka Turkiga, ayuu ku sii hakaday magaalada Mugdish, isaga oo kula kulmay safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhiya Dowlada Turkiga Ambassador Mehmet Yilmaz. Labada masuul ayaa kala dhagaystay warbixnno ku saabsan xaaladda dalku uu marayo guud ahaan, isaga oo si gaar ah Sheekh Shaakir uu warbixin dhan ka siiyey safiirka xaaladda Galmudug dhinacyadeeda kala duwan iyo tallaabooyinka loo qaaday dhanka midnimo iyo waxqabadka.
Isla maalmahaa waxaa degaanka Galmudug booqday wafdi ka socday dawladda Turkiga, oo isugu jiray samafallo, culimo awdiin iyo madax kale, oo kormeer ku tagay degmooyinka Dusmo iyo reeb, oo xarunta ah iyo Guri cee loo xarunta dhaqaalaha iyo ganacsiga ah. Dhanka kale, Sheekh Shaakir, intii uu ku sugnaa magaalada Muqdhso wuxuu siyaartay xabaalaha culimxaalka culimo caan ka ahaa soomaali dhexdeeda oo ku aasan Muqdisho sida Caalimka weyn ee Banaadiriga ahaa Shiikh Cabdiraxmaan Suufi iyo Wasiir kii hore Ee Diinta iyo Owqaafta Shiikh Maxamad Guuleed iyo mashaa’ikh kale
Eebbe ha u naxariistee. Booqashadaa ka dib, ayaa Shiikh Shaakir wuxuu u duulay dalka Turkiga oo kulami doomo madax ka tirsan dawladda Turkiga, si uu ugal hadlo sii xoojinta xiriirka labada dal, joogteynta taakulada Turkigu siiyo Soomaali iyo weliba sidii degaanka Galmudug maalgelin iyo loogu samayn lahaa mashaariic hormarineed. Socdaalka Shiikh Shaakir kuma ekaan doono dalka Turkiga oo keli ah, ee wixii u sii gudbi doonaa dalal kale, oo lugta marin marin doono, si uu ugula kulamo madaxda dalalkaa iyo jaalliyadaha soomaaliyeed ee ku nool.
Wargeyska Gobollada Dhexe, waa Wargeys bille ah, oo ka faallooda arrimaha gobollada dhexe, kana soo baxa magaalada Dhuusa Mareeb (Dahar Dheer). Wargeysku wuxuu xarun ku leeyahay qaaradda Yurub oo ay akhristayaasha ugu badan ku nool yihiin.
Madaxa Wargeyska: Bashiir M. Xersi (brdiraac@hotmail.com). Tifaftiraha: Maxamed Midnimo (w.g.dhexe@gmail.com). Nagala soo xariir ciwaanka: w.g.dhexe@gmail.com.
Jimco, 01 February 2019
WARARKA
Cadadka 071aad, Sanadka 6aad
3
ISBITAALKA DEGMADA GAWAAN OO LA HIRGELIYEY waqooyiga gobolka Mudug, oo aan hore u lahayn isbitaal. Hirgelinta isbitaalka waxaa is ka kaashaday xildhibaannada labada gole ee laga soo doorto gobolka Mudug, masuuliyiinta dowladda dhexe, dawlad goboleedka Galmudug iyo maamulka gobolka Mudug. Hubaal, in aysan keliya dhisin isbtiaal, ee waxay mustaqbalka dadka Degaanka Gawaan oo dhaca dhiseen woqooyiga magaalo xeebeedka degaankaa, gaar ahaan hooyada iyo dhallaanka, oo ah kuwa ugu Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa laga hirgeliyey isbitaal lagu daweyn nugulan. doono bukuunnada xanuunsan. Waa tallaabo bogaadin iyo ku Isbitaalka ayaa noqonaya kii ugu horreeyey uguna weynaa, dayasho mudan, mar haddii loo oo laga hirgalsho degaannada istaagay badbaadinta nafta
aadanaha, dhowrista dhallaanka, xannaanaynta hooyada, daweynta bukaanka iyo wixii daweyn cudur ah. Waa tallaabo muujinaysa haddii la isku tashto in wax badan la qaban karo, maxaa yeelay, waxaa soo baxaysa awoodda qarsoon ee nagu jirta. Sida degaannadaa u heleen metelaad buuxda, ayaan u rajaynayaa, in degaannada kale ee Galmudug u helaan metelaad mug leh, si loo baahi-tiro, loona daboolo adeegyada ay u baahan yihiin, oo ay ugu horrayso caafimaadka, waxbarashada, waddooyinka, amniga iwm.
4
Cadadka 071aad, Sanadka 6aad
QORAALLADA WARGEYSKA
Jimco, 01 February 2019
‘SHAQO DAWLADEED’ WAA MAXAY? W/Q: Shaafici Macallin Axmed
B: CIIDAN: Dhisidda ciidan qaran oo leh hoggaan oo rumeysan qarannimo aanan u nuglayn burburka kana madax bannaan siyaasadda iyo is diiddooyinka gudaha, ilaaliyana dhammaan xudduudaha dalka, dhul, bad iyo cirba, sidoo kale u taagan danaha iyo samata bixinta dadweynaha, kana hortaga col iyo cadaw kasta Q1AAD: Hawlaha saldhigga u ah oo ku soo xadgudba qarannimada dowladnimada: Hawlahaas ayaa dalka oo dibadda kaga yimaada. saldhiga u ah jiritaanka dawladda iyo dadka ku hoos noolba. T: NABADGELYO: Dhisidda Haddaba bulsho weliba meel ciidan ilaaliya nabadgelyada kasta ha joogtee waxa ay halgan dadweynaha ku dhaqan dalka oo iyo dedaal ugu jirtaa hannaan kalavhaga isagoo u raacaya xeer wanaagsan oo ay ku wada noolaan iyo qodobbo lama dhaafaan ah, si karaan iyagoo isku duuban. hoose iyo si sarena ula socdo Hannaankaas iyo hawlaha shaqo dhaqdhaqaaq walba oo dalka ee lagama maarmaanka u ah aan gudihiisa ah, awoodna u leh mid mid isu dul taagno. ogaanshiiyaha iyo dabagalkooda, Nooluhu wuxuu ka baaraandegey dhisme wax mideeya, oo qabta baahidii keentay in uu midow dawladeed yeesho, oo uuna u igmaday hawlo laga maarmaan u ah jiritaanka nolosha. Haddaba shaqooyinka dawladdu u qabto noolaha oo badan, waxaan u qaybin karaa dhawr qayb oo ah:
wax kasta oo ay dadka qaarkood halis ku gelin karaan kuwa kale ee dalka kula nool. Ciidankan ayaa ah midka sugidda nabadgelyada bulshada iyo ilaalinta xeerarka guud ee arrimaha gudaha dalka u taagan. J: GARSOOR: Dhisidda garsoor madax bannaan oo dhexdhexaad u ah dadweynaha iyo laamaha dowladda wixii ismaandhaaf ah ee yimaad, si ku dhisan hufnaan iyo sinnaan aysan dhinacna la jirin. Garsoorku waa midka ilaaliya dhammaan xuquuqaha aas aasiga ah ee qof ilaa Qaran, iyadoo loo raacayo heerka guud ee uumiyaha adduunka ku nool iyo heerka heshiis hoosaad ee dalkaasi gaar u leeyahay iyo xeer jajabka ay ku heshiiyeen.
QORAALLADA WARGEYSKA
Jimco, 01 February 2019
Cadadka 071aad, Sanadka 6aad
5
DARUL-CULUUM PRINTING CENTER (DPC) Waxey ku taallaa KM4, inta u dhaxeysa Hotel Sahafi International iyo Isgoyska Zobe, gaar ahaan Ex-Wasaaradii Beeraha. Kala xariir: Tel: 0615570589/0615174039 | Email: xog-doon@hotmail.com
X: ARRIMO DIBADEED: Hagaajinta xiriirka arrimaha dibadda ee dawladda kala dhaxeeya dawladdaha kale iyo ilaalinta danaha dadweynaha hoostaga dowladdaas ee ku nool dalka dibaddiisa la dhaqanka bulshooyinka kale iyo isdhexgalka arrimaha lagama maarmaanka u ah dalkaas iyo dadkaas. KH: MAAL-GALIN: Maalgalinta hay’adaha dawladda sida kuwa rayidka ah ciidanka, aminga, garsoorka IQk. Q2AAD: Adeegga bulshada: Adeegga dawladda waxaa gundhig u ah hormarinta dadka iyo dalka iyo ilaalinta lahaanshiiyaha iyo madax bannaanida gundhigga u ah, inuu qof kasta oo dalka u dhashay leeyahay madax bannaan
ilaa heerka xeerarka dalku u oggolyahay oo loo simanyahay. Adeegyada saldhigga u ah nolosha ee qofka dalka u dhashay lama huraan ay tahay inuu helo sida: biyo, dab ama danabka cusub, xarumo caafimaad, waxbarashada, waddooyin la maro, hawlgalinta gaadiid dadwayne iyo nabadgelyada qofka dalka u dhashay oo sugan. Waxaa ugu lama huraan ah adeegga bulshada ee dawladda laga rabo tixgalinta qofka dalka u dhashay iyo bulshadaba guud ahaan in uu qofku ku noolyahay nolol gobonnimadiisa u dhammeystirantahay oo aysan jirin werwer iyo walaac uu ka qabo dowladiisa. Dhisiddda qofka dhaladka ahi waxa ay ka baaxad weyntahay
dhisitaanka waddooyin qurxoon iyo dhismayaal waaweyn, maxaa yeelay? Waddo gaadiid, guryo qurxoon ujeedo weyn kuma fadhiyaan noolihii ku socon lahaa waddooyinkaas kuna noolaan lahaa guryahaasi haddii nolol liidata ama uu ciriiri dareemayo oo uu ku jiro. Bulshada soomaaliyeed ayaan iyo cawo u yeelan dadwlad u taagan danaha qofka Soomaaliga ah laga soo bilaabo 1969 markii ciidanku ay burburiyeen hannaankii dadweynaha madaxa bannaan ee bulshadu cidda ay rabto ay dooran jirtey.
06155555209 / 0699969192