4 minute read

Hogaamiyaha masuuliyadiisa iyo hogaamintiisa

aqoon aasaasi oo gaar ah maxaa yeelay aqoontaasi waa in la kari kara ama aqoon loo leeyahay sii loogu tababarto farsaxan/farsamo gacmeed ama luuqad lagu hadlo.

Ka wada hadlay qofka kuqaabilsan ama kala xidhiidhid qaybta SV rajooyinka ku sabsan hoggaamintada. Qiyaasti bilowga waxbarashada isku wax baad qabanaysan adiga iyo kooxda waxbarashada ama wareegay waxbarasho. Taas waxay ku fududaynaysa inaad heshid xal ku sabsan kaalinta hoggaaminimo iyo in wali haysid masuuliyadii kooxda isla markaas sidii u noqon lahayd shaqo la iska dhex arko iyo qaabka u qorshaysan tahay waxbarashadu.

Advertisement

Intaad bilaabin qorshaha waxbarashada/kooraskaaga/xalqad waa in aad is waydiiso su’aallahan soo socda

l

l

l l l l l Maxay tahay sababta u doortey in noqdo hoggaamiyaha/ horjoogaa waxbrashada? Maxay tahay himilada iyo hadefka ka leeyahay xalqadan waxbarashada? Sidee raba anigu u muuqdo hoggaamiye ahaan? Waa sidee qaabkayga hoggaamiye? Sidee rabaa anigu in ay noqoto? Maxaan rabaa in aad tijaabiyo iyo barto? Waa kuwee waxyaabaha dadaalka bada niga baahan kujira waxbarashada aniga ii horyaala?

QEYBINTA HOGAAMINTA

Waa waajib ama khasab in hoggaamiyaha waxbarashada saaran tahay masuuliyad waxbaarashadan iyo inu qoro liistada dadka soo xaadiray, xata hadii qof ku meel gadh ah hoggaaminayo isaga la wareegay masuuliyad marka hoggamiyaha rasmiga ah aanu joogin kulankaas. Masuuliyad barista in la qaybsato wey fiican tahay.

In aad si wada jir u hoggaamisan waa wax xiiso badan iyo horumarin faa’iido leh in aad aragtid side dadka kale sameenayan. Barbaarinta ama baristu waxay noqon karta mid xoog leh laba qof kala duwan markay sharraxayaan shay isku mid ah siyaabo yar yare kala

duwan Markay aad hoggaaminaysan sii wada jir sidoo kale waa tookaysanaysa ama isbeddelaysan sii aad tamar iyo quwad u heshan maalin midba masuliiyad weyn qaado marku daalo xooga, u yaran nasanaya sii u soo kabto. Sidoo kale waa wax fiican in la is badhitaaro midba mid kale caawiyo sii loo xaliyo xaalada markaas taagan ama bilaabantey. Sii wadajir hoggaaminimo ku shaqaysa sii wanaagsan waa muhiin intaan waxbarashada, wakhti qaata ku wada hadashayn idinko ka wada hadlay waxaad rabtaan in ka gaadhan waxbarashada iyo side aad rabtan in aad u shaqaysan iyo qofka masuuliyad qaadaya sii u sameeyo maxay. Sii kastaba ha ahate waa muhiim in si wadajir noqoto qorshe samaynaya faa’iido ama dheef.

Hal tilmaamid uun waa in hore ugu qaybisid qaybaha kala duwan kulanka waxbarashada, u tookaysataan masuuliyad iyo haynta dhawr cashar kala duwan iyo meeshoda. Idinko isla jira ama wada jira oo wada socda sameeya wakhti ku qiimaysan side shaqadu u socoto inta lagu gudo jiro waxbarashada iyo kadib marka dhammaado kooraska/ waxbarashad.

SHAQO KUMEEL GAADHO OO YAR

Daadihiya/hoggaamiyaha uma baahna inu noqdo kan mar walba samayna shaqada odhan. Badana waxay noqota in jewi fiican oo degan iyo ka qayb gelid koox in kawada qayb gasha sii isu kaalmeeyaan. Qorshe lagu casumi karo qaab dhismeed laga wada shaqeyey taaso loogu yeedho shaqao ku meel gaadh yar.

Shaqo kumeel gaadh yar waxaa weeye in is qeybisan, balanqaad iyo cad, warbixin ama shaqo wax ku oool ah la garanayo iddinka kadibna faa’iidada u dhaxaysa. In aad masuuliyad qaadatid sii iskugu dubbaridid munaasabad waxaa la dareemi kara culays saaran qaar badan. Lakiin intooda badan waxay ku fikirayaan in kaalmo ka gaystan shaqada, sida in lawaco la balamiyo lookaal/meel/goob ama soo qaadan faakahaysi iyo wax la cabo ama la cuno.

Waxay muhiim in balanqaad ixtiraam sii ka qay galayashu u fuliyan waxay balanqaadayn in ay samenayaan ama waxay hubinayaan in aan cid kale samaysa sii aan u helin xanibaad. Lakin xataa hadii ka qayb galayasho soo qaatan laba bacood oo doolshe ama keeg ah, muhiim maaha in balamiyan lokaal, sameeyan xayaysis iyo helayn muusig. Dabcan wey wacan tahay in la doorto in qaado dhawr shaqo ku meel

gaadh kala duwan. Lakiin waa in qofku cadaadis isa saarin sii u qabto dhawr shay sababto ah wuxuu balanqaaday hawl ama shaqo.

ISHOGAAMIN IYO HOGAAMINTA DADKA KALE

Adiga iyo ka qayb galayaashaba waa in aad abuurtan dhaqan ku saabsan waxbarashada ama xalqad waxbrasho. Markay hoggaamiyuhu waa inu bilaabo inu keeno och dhiirigeliyo ka qaybgalaayshau qaybka noqdaan horumarka.

Hogaamintaadu waa ina ka buuxdoqiimayntada- sidee xogogaal ugu noqon karta adigu iyaga? Fikrada ku aadan ka qaybgalaaysha, adiga ah hogaamiye ahaan ama qof ahaanba, waxbarashada aasaaska qiimaheeda iyo quweda aad leedahay waxay saamayn ku yeelanaysa waxbarashada oo dhan. Hadii aan isticmaalo tufaax inagoo ka dhiganayna calaamad/sumad hoggaaminta waxbarashada, markay waxaa waaye qiimo leeyihiin ininyaha ama bartanka ku jira, hilibka khudaarta waa sida aad u aragtid iyo taariikhda intaan muuqan, qoloftada, dabeecadada ama akhlaaqdada. Waxay tahay dusha sare iyo inninyaha waxaa dhexda kujira waa isqabanayaan si tufaaxo u macaanado.

Wada hadalka iyo munaaqashada dhammaanba ka baaran degida ama ka fakarida waa qaabka ugu muhiimsan xalqad waxbarasho ama ujeddada waxbarasho. Iyadoo si fiican la isu dhegaysanaayo iyo ixtiraamayo midba midka kale, sii loo abuuro isfahan iyo is aaminid.

Dhaqanka noocas ah wuxuu fududaynaya ama u sahlaya isbarasho iyo horumarka, wax waaye oo ku jira adiga hoggaamiya shaqo muhiim kutaal taaso ah habka dooranaysid si aad u heshid ka qayb glaayashu ka dhex arki karaan sida ugu muhiimsan kooxdu sii wadajir ah u bartaan. Intaas waxaa sii dheer imanaysa habkii adigu aad u qabiili lahayd shaqsi walba iyo kooxda dhamaystiran.

Ka baraan degida ma ka fikiraya waxyaabaha fikradaha aasaasiga iyo sida u wadi kartid hoggaamintada waxbarasho.

This article is from: