3 minute read
Talooyin wada hadalka iyo hadal weydaarsi wanagsan
TALLOYIN WADA HADALADA WANAAGSAN
• Dhiirigelin fikirada kala duwan iyo aragtiyaha mawduuca sii uhorseedo in dhamman aragtiyahooda sii cad loo arko, sheekaysiga ama iswareysiga wuxuu sameenaya daneyaal ama xiiseeyal badan. • Waa in aad siisa dhamman ka qayb galayaasha in is leeg. • Soo qaad waxyabaha kala duwan daneeyaan ama xiisaynayan kala qayb galayaashu. • Ku xidhiidhisi aasaaska dhabta ama xaqiiqda khibrad iyo waayo aragnimada iyo xusuusaha sii loosameeyo su’aalo in badan nool. • Miisaanka saar xalinta dhiibatada iyo wada hadal midho dhal ah, wax ku ool ah. • Sawiro ku muuji ama aragti waxaad ka hadlaysan idinko u sii maraya qalab ama shay idin fududeenaya sida waraaqaha waxaa lagu qoro, waraaqo yaryar, qalimada sabuurad ama u isticmaalaya qalabka dhijitaalka ah.
Advertisement
Waxay ku caawinaysa ka qayb galayaasha in fikiran, xasuustan iyo xaqiijinaya ama caddaynaya.
TALALO SIDII LOOSI HORUMARI LAHAA WADA HADALKA
• Waxa dhisaysa in lasii wado waxay sheegayan kuwa kale (in loosii daadego munaaqashada ama dood iyadoo ka caawinayso su’aalo furan). • Waa in la is dhegaysto sii la iskugu dayo in lafahmo kuwa kale (ka codso ama weydii in qofku kabixiyo faahfaahin ama sharraxaad fikiradiisa iyo sharraxaxaad xooga dheerad. • Sameeyey ama abuur xidhiidh siman ama cadaalad ah (sii wakhti sii dhammaan uga wada gaadhayn hadalkooda). • Ku caawi fahankaaga ama habka wax u fahantey (xidhiidhi codsi la, aan iyo ku qancinayn). • Uma baahnidin midnimo ama isku tag (kala duwanaasha iyo u oggolaanaya u fasaxaya aragtiyaha kala gedisan iyo waayo aragnimada waa in cad yihiin laga arko kooxda.
ABUUR AMA SAMAY JEWI DEGAN OOW ADA HADAL WAXBARASHADA
Shan tilmaamood abuur jewi degan oo wanaagsan wada hadalka:
• Aamin qab shuruuda koowaad waa in jewi wanaagsan wada hadal ka qayb galayashu dareemayan aamin qan
kooxdu. Koox cusub xooga wakhti ayeey qaadanaysa inta dareen aamin qab gaadhayan. Tababarida wada shaqaynta iyo tababarka fiican isbarashada waxay fududayn karaysa bilowga. • Deegaan fiican/goob fiican. Sidee iyo xage la fadhiisanayo saamayn ku yeelanaysa wada hadalka iyo la helayo qaxwe/shaah iyo khudaar/qudaar ama biyo waxay keeni karta in la dareemo dabacsanan fiican. Waxay ugu wanaagsan la heli kara waa qolalka iyo meesha la isticmalayo.
WADA HADAL AMA DOOD Wada hadal wanaagsan maaha tartan. Wada hadalka kulminaya ka qaybgalayaasha shuruudo isku mid ah iyo raadinta xal wadajir ah. Wada xajoodka ama dooda waxay tahay in la baabiiyo xidhiidh la, aanta kala duwanaasha fikiradaha sii loo arko qofka qaldan ama saxan. Marka hoggaaminaya wada hadalka wax fiican in la ogyahay waxa la rabo in laga wada hadlo, wada hadalku waxaa ugu wanaagsan sii wada jir ah loo baadho iyo la abuuro wada hadal barasho leh.
• Sii wakhti dhammaann. Qayb kamid ah kooxda waxaa loo qaybiya sida dabeeciga ah eryada, si dhammaan u wada helayn wakhti isku mid ah dhammaan, sida kale qaar kamid ah qayb galayaasha in badan qaatey ama qabsaday. U isticmaalo hab si dhammaan u wada gaadho hadalku.
• Wediimo ama su”aalo iyo dhegaysi.
Waydiimaha su”aalaha ka baarrandegid iyo iyo ka fikirid badan waa qaab ama hab looga fiirsado wada hadalka. Ka fikir kala duwanaasha u dhaxeeya su”aalaha iyo ka shakiyaya. Dhegayso kadibna sii firfircoon jawaabaha iyo waydii su”aalaha iskugu xigan wada hadalka.
QALABKA/AGABKA LOO ISTICMAALO WADA HADALKA
Ahmiyada waxaa weeye qalabka shaqada fududeenaya waa in caddahay, sii cad loosameeyo qofka leh hadalka ama kelmada (waa lagu yeedh marmar mudid ama quri tuur) waxay noqon karta tusaale, qalin, tufaax ama kubbad. Qofka haysta wakhtiga hadalka qofku yahayba waa in doorto inu hadlo ama aamuso. Inta kale ka qayb galayaasha waa in ay aamusan oo sii degan oo firfircoon u dhegaystan iyagoo wax faallo ah ama helid xal samayn.
Bilowga wada hadalka waa inu ahaado kaadhsawir tusaale (booskaadh). Wuxuu noqon kara qalab wanaagsan sii loobilaabo hadalka u dhaxeeya dadka. Waxay noqon karta mawduuc faa’iido leh ama hab loo qayaxo dhibaatada, su’aalo loo doorto kaadh qayaxaya aragti ama dareen. l