5 minute read

Jewi wanaagsan iyo goob xasiloon oo waxbarasho

JEWI WANAAGSAN IYO GOOB XASILOON OO WAXBARASHO

Jewiga wanaagsan iyo xasilooni waxbarashada aqoonta aan dhammaanayn horumarka socda taaso kaqaybgalayaashuna ku leeyihiin saamayn waxbarashadooda. Maaddo muhiim ah iyo xaalad degan. Waa u madaxbannaan tahay shaqada waxbarasho sii uga haqabtirtid baahida ka qaybgalayaasha waxbarashada iyo horumarka shaqsiga. Isla markaasna aad siisid goob wadajir iyo farxad, caawinaya horumarka dimuqraadiyada.

Advertisement

Hadii kaqayb galayaashu dareemaya ku qancsanan, dhegaysi, xaqiijinaya iyo caddaynaya waxaa kordhaya oo dhici kara in ayigu ka mid noqdan isku xidhnan ama wadajir. Kala duwanaashaha iyo kala aragti iyo fikrad duwannaanta waa in dhammaan la isku qadariya oo la ixtiraamay, korida qof walba iyo suurtgalnimada ka qayb qaadanaya kordhintu waxa fududatnaysa wadajir.

Waxay kale sabab u noqonaysa niyad, xiise iyo ihtimaam. Adiga som hoggaamiyaha waxaad haysa hawl muhiim ah markay tahay helida suurtgalnimada iyo helida goob,meel ama lookaal ka qayb qaaybgalayaasha.

Adiga hoggaamiyaha ayaa ah qofkii bilaabi lahaa in aad soo heshid meel ka qaybgalayaashu kaaga qaybgalan. Marmar wax lagaa yaaba adigu ku martiqaadid qaar kamid ah ka qaybgalayaashain ka qayb noqdoona.

Wax jira shuruudo la xidhiidha sidii loo abuuri lahaa jewi wanaagsan iyo deegaan degan ama xasiloon. Deganaanshaha oo saamayn ku yeelanaya barashada iyo horumarka iyo helida hannaan, sifo wacan ku haboon barashada. Helida diyaarinta goob waxbarasho suurtogal ah. Sida daradeed ka qayb galayaashan waa in qayb ka noqdaan qorshaha waa mid muhiim ah. Markay la leeyahay jewi wanaagsan waxaa looga jeeda goobo, lookaal, agab waxbarasho iyo sidii loo qabayn laha waxbarashada sii dhamman ka qayb galayaashu loogu fududeeyo. Sida ugu suurtogashan waxbrashada. Markay la leeyahay jewiga bulshada ama dadka waxaa weeye side suurtogal u noqon lahayd wadajir iyo ka qayb qaatayasha sidee uga shaqayna in dhaliilo caadoyinka iyo habdhaqamada.

Waxay ku xidhan tahay side qolka loo hagaajiyo alaabta ama hadii bannaanka wax ku baranayno, dabeecad iyo deegaanka. Dhammaan kulmi kara ama hadii ka dhacayso internetka la helikaro wixii looga baahna sii loobarto. Hadii kuraastu taalo miis la’aan, agabkii qaxwaha/kafeyga ama u qalabaysan cashar jeedin/lagjar cod baahiye aad loo maqlaayo, taas waxay abuuraysa jewi aan caadi ahayn.

Meel amaan qab iyo dhiirigelin waxay kordhaya niyada ama xiisaha. Waxaa suurtogal in adigu iskaga kordhiso firfircoonida shuruudaha barashada.

HOGAAMINTA WAA IN LAGU DARO QOLKA

Waxa looga jeeda lagu darayo, la helo qaabka kuwa ugu suurtagalsan sii looga qayb qaato, qof iyo shaqsiyadiisa, u fudedayna baahida iyo awoodaha. Kuwan waan saddexda tallaabo aad isticmaali doonto sii aad uga fikirtid ka mid noqotid isdhexgalka ama kamid noqoshashada. Hadii labada ugu horreyey aad buuxin kari waydo, ka qayb galayaashuna ma baran karaan.

1) MARKAAS SOO GASHID

§ Qolkee haysatan fursad aad u itcimaasha iyo in aad kaaga wada faa’iidaysatan sii wada jir? § Ma jiraan wax xanibi kara dadka naafada ah ka qaybgeli lahaa? § Siduu qolku u qalabaysan yahay?

2) DAREEMID NABADGELYO IYO XASILOONI

§ Waa kuwee ka qayb galayaasha u samayn xeer ama hannaan wareegay waxbarasho? Maxaa dhacay hadii cidii jabiso xeerkii? § Dareemayan degnaansho iyo nabad ka qayb galayaashu qolka? Hadii timaado ama dhacdo hadal gaf ah sida aflagaado, cay ama kaftan khaldan iyo sharaf ridid?

3) KA QAYBGELID

§ Ma haysta koox leh dan wadajir ama shuraako ah, sii aad uu wada samaysan si wadajir ah, idinkoo ka bilaabay mid walba, midkastaba baahidiisa gaarka ah? § Is beddel makusamaysa qaabka aad u shaqaysid sii aad aad u gaadhid qaar badan, dhawr ah.

§ Ma hasytan dhammaan meel ku hadlaan, wakhti ku hadlaan iyo saamayn mak u leeyihiin shaqadda?

Ka mid ahaansha ama kamid noqoshadu maaha macnaheedu maaha, in aan la isku mid ahayn. Hadii dadka oo dhan ama dhammaan heli lahaa fursad isku mid ah marmar waxaan u baahanahay ka fikirno wixii ka baxsan. Waxay keenaysa kamid ahaanshu in la isticmaali karo qalabka wax lagu maqlo qolka ama ku shaqeeyo. Wada hadalka isku dhiibka ama wareegay, marka la bilaabayo kooras, waxbarasho haweenku leeyihiin ama la raadinayo hawl ama shaqo ku ku sabsan isdhexgalka sii qaar badan ku dhashay dalka dibaddisa, si u ogaadan in lagu soo dhawaynayo iyo kooraskaaga. Adiga ah hoggaamiyaha ama daadihiya kooraska ama barnaamijka waa kala hadli karta mar walba qofka madax ka ah shaqadda ama hoggaamiyaha mashruuca, oo aad aragti in aan dhammaan wada heli karin wixiii looga baahna shaqada.

AALADA CASRIGA JAWI WAXBARASHO

Waxbarashada lagu barto alladaha casriga am dhijitaalka waxay lagu bedelay waxbarashadii kulanka foolka foolka ahayd ama dadku meel iskugu imanayeen. Waxbarashada lagu qaato banaanka ama guriga qaybgalayasho hku dhiganayaan netka, shuruudaha ku saaran hoggaamiye ahaan in u sheegtid ka soo qayb galayaasha iyo barashada noqoto mid aad u sarresa. Dhanka kale sameyey waxbarashada dhijitaal in noqoto mid xor ah iyo isbedel sii u noqoto mid aan laga maarmin oo bulshadu soo dalbato sababo badana awgood. Faa”iidada ugu weyn ku jirta waxa weeye wakhtigii kordhay kadib markii laga fikiray iyo dhawr ka.

Waxaay muhiiim ah in kala duwanaadan marka la qabanayo waxbarashada bulshada, ee lagu qabanayo qaab muuqal ah waa in markay dhammaan is arkan oo is maqlaan sii sax ah marka lagu qabanayo waxbarashada qaab noocaas kale ah waxay muhiim ah lagu xidhiidh ama isgaadhsiintu noqoto qoraal. Waa muhiim in aad ogaatid sii loobarto iyo iskaashiga ama wada shaqaynta sida u dhici lahayd jawe waxbarasho, taaso keeni karta macno weyn samaynaysa, maxaan sameeya iyo goorma sameeya. Waxay jirikarta dhib ka qayb galayaas-

hu sameeyan shaqo yar iyo in aan wakhtigoodii u isticmaalin baahidii isgaadhsin ama is barasho.

Waxaa ugu wanaagsan digitaalka jewi waxbarasho israac ama isku dar labada shabakada shirarka ama kulamada iyo gole. Gole waa meel dadku kulman sida qol lagu shira oo kale. Marka waad ka qayb qaadan karta wada hadalka la qorsheeyey si ku meel gaadh ah iyo waadna aadi karta inta u dhaxaysa dhawr kooras ku meel gaadh ah sii u ogaatid waxaa dhacay, qaadatid hawsha iyo la qaybsatid fikirad iyo aqoonta ka qayb galayaasha kale.

N A L U K

K A LALA YEELANAYO KA QAYBGALAYA ISGAARSIINTA, SOCODKA ASHA INTA LAGU JIRO KULAMADA G O O B A D A

FIKRADAHA, WADA HADALKA

H G G A A M O INTA, HABKA GO'AAN QAADASHADA , QAAB D H I S M E E D KA A R AGTIDA, FIKR ADDA, HADAFK A QIIMAHA, ARAGTIDA AADANAHA

This article is from: