4 minute read

Sinnaanta iyo xeerka

SINNAANTA IYO XEERKA

Sinnaanta waxaa looga jeeda dumarku iyo ragga awood isku mid ah leeyihiin taaso siinaysa firsad, cadaalad, xuquuq iyo wajibaad isku mid ah Waxay aad ugu eeg tahay fikradda kamidka ah dabaqada wali jinsi, tusaale ahaan midabka jidhka, diimaha iyo naafada laga bilaabo dadka odhan ama bin’admiga oo dhan wada helayaan awood iyo fursad, iyagoo ka madaxbannaan koox iyo dabaqada ay ka tirsan yihiin.

Advertisement

SV shaqadeedu waa in dhammaanla dareenay nabad qab iyo la aamin in si isku mid ah looga qayb gelidoono. Dhammaan waxay haysta fursad isku mid ah sii horumar uga gaadhayn waxay rabaan ama xiisaynayaan iyo barashada shay ama wax cusub, iyadoo aan jirin wax xanibay. Nasiib darro, waxbarashada bulshada ma tallaalikarto fikradaha qaldan kamidka yihiin, quudhsiga haweenka ama faraxumayn ku sabsan galmada iyo wixii lamid ah, midabtakoor ama midab kala sooc. Lakiin waxaa muhiim ah adiga daadiiihinaya barnaamijka ama hoggaaminaya in aad ogsoon tahay, aam loo duqaadan karin iyo ka qayb galayaashadu si wadajir ah aad uga shaqaysan dhaqan ku dhisan sinnan.

Faraxumaynta ku saabsan arrimaha galmada,hadii tahay hadal ama tataabasho waa mid aan la aqbali doonin oo aan lasoo dhaweyn doonin iyo habdhaqanka keeni kara ama kaliifikara yasid, quudhsid sharad dil ama sharaf ridid. Waxay noqon karta faallooyin ku saabsan galmada,qaxwaha dushiisa ama kaftan oo kale,ama qanjiidhiyey, salaaay dabada, illa gaadhay sharaf ridid aad u xun iyo qasbid ama xoogid. Luuqada khaldan ee ku saabsan yasida iyo dabeecad ama hannaanka sinnaan la, aanta, xataa hadii loo arko, kaftan aan khatar ahayn, ciyaar caadi ah waxay abuuraysa dhaqan qaar badan ku hadaaqi doonan ama noqon doona wax iska caadi ah. Sidaas darteed waa in wax laga qabto, hadii aan ogaano ama aragno taas dhacdo goobta shaqadeena ama hawsheena.

Waa maxay shaqada daadihiiya waxbarasho kooxeeda?

l Waxaan ka hadlay taas bilowgii! Waa in aan sii cad oo aan mugdi ku jirin halkan u samayn aan loo dulqaadan yasid, dandaansi galmo iyo qasbid. La hadal ka qayb galayaasha kooras waxbar-

l l asho, hadalka, luqaada in isticmaalan aad jeceshihiin in okey tahay iyo sida rabtaan si isku mid ah. Waxay noqon karta in Ka shakisan xeerka iyo aragti aan qoto dheerayn! Waad jabinkarta ama diid karta dhaqanka aamusnanta! Heshiis ku tihiin ka qayb galayaashada dhammaan ka gilgishaan oo ay diidan hadii dareeman ama arkaan waxaan okey ahayn.

XEER IYO AWOOD

Dhaqan, waa xeer, fikrad, aragti iyo qanuun waa waxaan qornayn lakiin dadku ku dhaqman. Wey wacan tahay in aan leenahay dhaqan, maxaa yeelay waa sida aan iskula dhaqmayno, tusaale markaan gallo saf ama istaagno marka aan adeeganayno ama wax iibsanayno. Lakiin dhaqanku sidoo kale wuxuu inagu samayn kara xuduud ama u ina xakamayn kara innaga.

Waxay noqon karta oo kale tusaale marka laga hadlaayo dumarka, maxaa laga filay ama laga sugaya, ahaan karta gabadh, haweenay ama nin. Markaan eegno sida samayn inoogu yeeshen dhaqamadaas ama caadoyinkaas innaga, waxay sameeyan sidoo kale aan ka aragna awood ama quwad iyo faa”iido ama dheef. Taaso ah kuwa kusugan ama gudaha dhaqankaas ama haysta sheegayaan ama ku odhanayaan in badan kuwa aan raacin dhaqankan ama caadooyinkan.

Isha ku dhufanaya ama arkaya iyo ka shikiyaya caadooyin, dhaqamo ama xeerar waa qaab muhiim ah lagaga shaqayn karo ka hortegida caadyinka xun xun daandaansiga la xidhiidha galmada. Waa in hawlqabashadu ama shaqadu waa in lasiin karta dadka inta badan dareen ah in dareemayan soo dhaweyn dhammaan, jinsigu doono ha ahaato nin ama naag, heli karaan fursad isku mid ah sii horumar ugu sameeyaan danahooda iyo isku xidhka xidhiidhada cusub. Waxaa muhiim ah in ay si cad muuqdan ama loo arko kooxda aad hoggaaminaysid isku dayaan laf-gurid ama baadhintaan sax ah sugan ku saabsan xadiddan ama xad u yeelan arrimahaas maxaa yeelay waxa loobahan yahay in lamuujiyo. Wax dhici karta in adkaato, sababto ah waxay abuuraysa ama keenaysa dood furan iyo wadahadal bulshada muhiim u ah arrimahaasi, kamid tahay in iyagu soo qaadan ama ka doodan.

Su’aalaha aan ka baarraan degayno ama is waydiinayno waxaa kamid noqon kara tusaale ahaan sidan:

l l l l l l

l Qofke samaynaya dhaqan ama xeer kooxda? Si isku mid ah ma ula hadasha raga iyo dumarka? Ma wada helayan dumarka iyo raga in isku mid ah hadalk Qofke ogolaansho u haysta inu sharraxo dhiibada iyto xalinta? Qofkeba u soo joogay hindisaha? Ma heli karaan haween, dumarka iyo raga xiise iyo amaan isku mid ah iyo shaqo ama arrin isku mid ah? Sidee ula hadashaan raga ama dumarka?

Siyaabo kala duwan ayaa looga wax looga qaban sii looga guulaysto xeeraarka ama dhaqamada. Haka bilaabin qayb raga ma haweenka in yihiin mid kale ama nooc kale, xiisaha, rabitaan, doonis, karti iyo awood waxqabad in ay in badan ku kala duwan yihiin labba shaqsi iyadoo aan loo eegin jinsi, lab ama dhegid. Hadii aad qoranaysid ka qayb galayaal kooraskaaga, ka fikir sidii aad u heli lahayd in badan raga iyo dumar, iyo koox badan kala duwan. Ka anba qaad ama ka bilow habka caadiga ah bulshada xidhiidhka la leedahay!

Ha tilmaamin ama ha jahayn fikirka qof raba inu jabiyo dhaqanka ama xeerka, xataa hadii tahay ”wax wanaagsan” foojignaan qofka raba inu jabiyo ama ba’biiyo dhaqanka ama xeer wax laga sugaya inu caawiyo inu dib u saxo dhaqamada immika jira. Hadii noqoto mar kasta tilmaamid iyo farta lagu fiiqo ”gabadha ah ka qaybgalaysa kooraska lagu barto sida loo googoyo mashiinad tusaale ahaan, run ahaantii ah xariifad, fahmo bafan ama”ninka kooraska u soo dubay doolshe, keek oo soo qaatey ”may noqon inu kamid noqdo xaalad isku mid ah.

This article is from: