4 minute read
Ka baarran dagid qeyb ka mid barashada
KA BAARRAN DAGID QEYB KA MID BARASHADA
Ka baarran degid ama ka fakarid waa qaab ama hab rukumada ama aasaaska barashada waxbarashada bulshada. In aad qorsheeysa sidii shaqada uga fikirid waxbarashada ama koorasku u caawin lahaa sii u sii wanaajiyan ka qayb qaatayashu oo suurageliya barashada iyo macquul noqon ama suuragal in iska u sameyso horumar hoggaamintada.
Advertisement
Erayga kafikirid ama ka baarran degid (reflektion) wuxuu ka yimi asal ahaan luuqad laatiini, taaso macnihiisu yahay dib loogu noqdo wixii dhacay ma laga fikiro. Ka fikirida waxay waaye ama noqonaysa in adigu is waydiisid ka hor fikirada iyo doodahaaga ama dadka kale, gadaal u fiirisid ama dib u jaleecud xaalado iyo wixii laga bartey. In aan ka fikiro khibradeena waxay ina tusaysa xidhiidhka kadhexeeya sabab iyo natiijo aqoon cusub. In wax laga fikiro waxay noqon karta lagu sameeyo keli ama koox. Si loo helo xaalad waxbarasho oo isbeddel bedeshay iyo kala duwan waan la israaciyo habab ama qaabab kala duwan. Sidoo kale waa in is waydiisid side u isticmaali karta adigu kala duwanasha jewiga, deegaanka ama xaalada sii la isu dhiirigeliyo ama la isu baraarujiyo ka fikirid. Goorma ugu wanaagsan tahay in la fikiro ama laga baaran dego fikirka wax laga yaaba subaxadii/aroornimada, ama fiidki/cawayska ama in la hadashid qof ama soo lugaysid bannaanka iyo kaymaha? Kusoo hadal qaad su’aalaha kooxda, sidee uga baarran degtan ugu wanaagsan idinka iyo nala qaybsada waayo aragnimadiisa/khibradiina tilmaamaha ugu wanaagsan.
Dadka oo dhan caado uma laha ama lama qabsan in ka baarran degan fikiradooda iyo shaqooyinkooda, lakiin laga yaaba in badan u bartey ama caadeystay in sameeyan wax iyo toos u tegay ugu sii soconaya hawsha. iyadoo ka fikiraya natiijada, side noqotey iyo qorshe ahaan, maxay sas u noqtey iyo sida ay noqotey. Hadii toos u tagtid waxa la waayi kara ama guuldaraysanaya waxyaabo badan suurogal waxbarasho iyo aragti. Degdeg ha isu dhiibin hadii dareemaysid caajisan fikiro. Karaan iyo awood waa darajada ugu sarresa lagu tabaranaya ama la tijaabiyo.
Waxbarashada bulshada waxa loo isticmaala markasta baarran degida sida qaab sii loobarto iyo taasi helayso kaalmo cilmi baadhayaasha kuwii ugu danbeyey sannadihi ku sabsan waxbarashada: Waxay
badan la idhaahda xusuusan karta si firfircoon u fikiraya, Taaso dhaici karta loosi mari karo tusaale, qor fikirada, wada hadalada qof kale ama ku xidhiidhsan fikir jimicsiga firfircoon.
Waxay jira dhawr xal oo fudud lagu dhiirigelinaya ka qayb galayaasha ka baarran degin alaab/walax ku shaqaysan iyo inta ka badan horumarka waxbarasho. Tusaale marku dhammaado kulanka waxbarasho udir su’aal ka qayb galayaasha in ka fikiran kulanka ku xiga. Bilowga xiga ku meel gaadhka waxaa weeye inta la bilaabin. Soo jeedin kale abuuray ama soo helay shabakad ama meel kagu wada sheekaysto taaso dhammaan ama qayb kamid ah kooxda ka baaran degid si wadajir ah inta u dhaxayso kulamada. Markay waxaad samayn kartan in aad isticmaashayn daqiiqad kulankaas waxbarashada ka warramaya ama ka doodaya kulankii hore.
Gabagabada kulanka waxbarashada ku soo wareeg kooxda odhan mid mid ula hadal iyo si wadajir ah dib u eeg wixii aad samaysen inta ku gudajirteen kulankii ku meel gaadhka ah iyo sidii u dhacday shaqadi.
MAXAAN SAMAYNAY?
MAXAAN BARTAY?
MAXAAN KU HORUMARIN KARNAA WAKHTIGA SOO SOCDA?
Kaydi wakhtiga kulanka ugu danbeeya sii u qiimaynta iyo wixii u soo joogteyn uga baaran degtan side shaqadiinu u qabsoontey ama u dhacday intii u socday waxbarashad ama kooraska/wareegay. Waxaad ka fikirtan sidii qorsha ama hawshu u shaqaynaysa iyo natijadii ugu danbaysa sida u soo baxday ama noqotey, maxaa ku jira caddeymo kale inta dhaafsisan oo samayn ku yeelan kara natiijada iyo kaalinta ka ciyaarayn. Ka fikir in badan sidii u qorshaysan ama u dhisna wareegay ama waxbarashadu, waxay jiray walax ama shay sii gaar u fiicna ama laga sii wanaaji karo? Ku dhiirigeli ka qayb galayaasha in ka fikiran sidii hormar iskood ah, iskood wax isu bari lahayn ama isu horumar lahayn. Maxaan sii socodsiina, maxaan is beddel ku samayna doorka danbe. Waxad ka codsatey sidoo kale in ka fikiran in iyaga laftigoodu wixii ay sameeyen caawimo wanaagsan ka geysan doonto barashada iyo maxay iyagu sii horumari karan. Ka codso ka qayb galayaasha jawaab celin hoggaamintada bixiyan maxay la tahay aad samaysa ee haboon in aad sii wadid iyo waa maxay waxay ku wanaagsan in aad samaysid mustaqbalka.
KA BARAADAGIDA HOGGAAMIYAHA WAXBARASHADA
Waa inuu qorsheeya muddo yar kulankasta kadib sii uga fikiro, siduu u dhacay kulankii hore, ma wanaagsan ama loobaahan yahay in lahabeeyo ama nidaamiyo iyo maxaa suurtagala in la bedelo marka danbe. Waxaad waraaq ku qortaa fikirada’da aad xasuusan tahay, liis u sameeyey shay ama wax laga yaabo in aad hore u balanqaaday in aad soo ogaanaysid, ama waxaad rabtid in aad nidaamisid kulanka soo socda kan ku xiga. Kulanka ugu danbeeya, waa in wakhti dheerad ah sii loosameeyo is qiimaynta qof ahaan iyo ka fikiradda waxaad baratey iyo aqoon u leedahay waxaad la tegaysid waxbarashada kale adigu aad daadihin doontid ama hogaamin doontid. Waxaan jeclahay in aad qorid natiijadada. Waa in aad hoos ku qorta na.
Hadii aad tihiin labba ama in kabadan hogaamiye ama daadihiiye dhawr barnaamij ama xalqado? Qorsheeya muddo yar kulan kasta kadib sii aad u qiimaysan wixii sii wanaagsan u shaqeeyey iyo wixii aad wax ka bedelaysan kulan kan ku xiga. Waxaad kale oo aad ka fikirtaan sidee wada shaqayntiinu u shaqayso. Ku fikir in bixiso jawaab celin wax ku ool ah kadina soo qaadaya waxyabaha si wanaagsan u shaqeeyay sida sii lamid ah waxyabaha u lasii wanaajin karo.