10 minute read

Habka bangiga

Next Article
Horumar kooxeed

Horumar kooxeed

QAABABKA SIDA LOO SAMEEYO KA QAYB QAADASHO

l RUKTA SHINNIDA AMA HOY-

Advertisement

GA SHINNIDA EE MALABKA KU

SAMEYSO. Wada hadalka koox yar wakhti cayiman dhexdii. Koox walba waa in xaqiijiyan kadibna ila eegan kuwa kale waxay keenen.

l LAMMANE. Uwada hadla laba laba. Waxay noqon karta ka fikirid ama sii looso helay wax cusub. Ku baraaruji ka qayb galayaasha in ay helayn lammaneyaal cusub oo wada hadla, tusaale idinko ka dhex dooranaya qof ama dad aan wali la hadal. Isbedel bedelay meesha taagan tihiin ama fadhidan iyo qofka la hadashayna.

l KOOX SADDEXAAD. Wada hadalka kooxda saddexaad. Hadii aad rabtid waxaad samayn karta kaalimo kala duwan kooxda saddexaad, mid hadla ama khudbad jeediya, mid dhegaysta iyo u kuurgalaya ama baaraya iyo kadibna kawarramaya wixii u baadhay ama fiirinayey. Waa in aad ilaalisa in dhammaan helayn kaalintooda.

l LUGAYN IYO SHEEKAYSI AMA WADA HADAL. Waa in ay noqoto sida tahay. Wada sheekaysi ama wada hadal isla markaasna lagu lugeeyo ama tamashleeyo. Waxaan faa’iido u tahay labbada qof ama lammanaha.

l WAREEG. Waa in aad ku wareegtid ama ag socotid (fiiro gaar u yeelatid) kooxda oo dhammaan helan wakhti ku sheegayn sida wax u arkan. Marka lagu gudo jiro wareegan waxaa aad u mihiim ah qof kasta hadlaya sheego wuxuu rabo inu sheego iyadoo aan laga joojin ama laga dhexgelin hadalka. Marka horre dhammaan helayn waxay sheegayeen ayaa dood kale bilaabmi karta.

l WEHEL/RAFIIQ. U golow qaybgalayaashu in ay rafiiqan agagarka lookaal ama qolka iyo ka doodan su’aalo ama mawduuc dhexdooda. Waa in caddahay in ay gaadhi karan wada hadal in badan sida ugu macquulsan. Waxa idiin fiican isticmaashay muusig macaan oo kale dabadiina ka baxayo. Tilmaan wakhtiga haysatan inta u leeg yahay in ku doodan mid ama laba ka qayb gale inta aan kooxdu hore ugu sii socon calaamad/ dhambaal markay taagan yahay wakhtigii bedeli lahayn labada wada hadlaya.

l XAL U HELIDA DHIBAATO IYO

SOO SAARID FIKIRO CUSUB

Qaabkan waxay la odhan kara waa kii ugu horeyey ugu wanaagsan lagu fikiray. Waa qaab ama hab u leh ujeddo lagu fikiro ka qayb galayaasha. Ra’yigooda iyo aragtidooda waxay ku jiran maskaxdooda/madaxooda iyo in cabbiri karan xor u yihiin soo bandhigan fikir cusub. Waxay muhiim u ah ka qayb galayaasha lagu bararajiyo wergelin fikiradoda iyo ra’iyigoda ka yimi mawduuca idinka hayste u xalinta dhibada iyo helida fikiro cusub, kadibna qoray wax kasta oo aad ku fikirten intii lagu gudo jiray maadada ama mawduuca. Halkan waxay khusaysa in iska tuurtan shaygi ama walaxdii aydaan ka wada hadal ama doodin. Iyadoo loosi maraayo in la maqlo fikirada walaan kuwa kale waxaad sii xidhidhinaysa kuwagii, lagaya yaaba cusub yihiin dhammaan, hadii kale cid iskuma daydeen in ka fikiran. Xalinta mashaakiil/dhibaato iyo soo saarida fikir cusub wuxuu faa’iido u leeyahay u samayn kara iyadoo loosi maraayo alladaha casriga ah tisaale. www.menti.com

l QAABKA AJENDAHA ISKU MIDKA. U oggolow ka qayb galayaasha in ku qoraan waraaqo su’aalaha ay doonayan in ku doodan, su’aal kasta waraaq yar, ku dheji waraaqaha. Hadii loo baahdo cadayn, u oggolow in ka qaybgalayaashu xariiqan waraaqaha u baahan yihiin in ka hadlan. Ka qayb gale kasta wuxuu leeyahay saddex xariijimood ama calaamood iyo in dhammaan waraaqaha mid walba lagu dhejiyo oo la qaybiyo sida iskugu xigxigan waraaqaha sii kuwa helay xariiqamaha badan am cidka badan ugu sarreyan ama xaga sarre yimaadan.

BEYTERIGA AMA MARKABKA BARAFKA JABIYA

Ujeedda laga leeyahay agagaarka tamarta ama markabka barafka jabiya bilowga jidhka iyo madaxa. Noqon karta in la iska dhaafo hadii jidh ahaan noqoto ama maskaxiyan. Ku dhiiranaya in noqdo xooga caruurnimo iyo dheel ama ciyaar koox isku xidhan ama wadajir.

l BEDEL BOOSAS/GOOB. Bedel boosaska iyo goobaha midba midka kale inta lagu dhexjiro kulanka, in aan isku xigin oo wada fadhiisan dad isku mid mar kasta. Ujeeddo: In dad badan is bartan ka nabad galayn (saxiibo wada hadla) inta lagu wada jiro kulanka.

l LIDKEEDA AH. Waa qaab fiican hadii lala yimaado xalaal ila iyo xaad aan la xalin karin sida isu rogto. Way fududahay in badan kala cawdo ama la dhaliilo ”Sidee u suurogal u noqotey in xumaado kulankeenu?” Muddo kadib dhanka kale isu rogo, sidee aad haysaten ”Ma wanaagsanadey kulankeeni”. Ujeddadu waa in la bilaabo uun wada xaajoodkii ama munaaqashadii, sii loo helo dhawr daliilo Waxaa kale la isticmaali kara sii loo arka dhinaca lidka ku ah ama mudduci shaqada. Sidee uga qayb qaadan karna tartanka ama deeqbixiyaha raba inu dib ula laabto deeqdii, ma saari karna culays shaqadeena. l KALA SOOCAYA. Kooxda looqaybiyo laba kooxod, ta ugu horaysa waa kala soocikara kooxda oo dhan sii nidaamsan iyadoo aan laga hadal kooxda guulaysatey. Adiga hoggaamiyaha waan ohaahda soo socota meel saarta sii inta kadib u kala soocan. Tusaale adiag iska u kala soocda ama u kala saarta kadib. Bishe u dhashay ama dhalatey sannadka, bidabka timaha, dhererka ama midabka indhaha. Waxaa dhici kara in aad is heshid! Ujeddada: Isgaadhsiga iyado oo aan la hadal, laga yaaba aan ahayn qorshaha ama dhismaha ugu wanaagsan ahayn kooxda markay aan rabin ka hadlan.

MUNAAQASHO IYO QAABABKA IYO QIMEYNTA

Dhammaan qabaabka ku dhex jira ciwaanka oo dhan waxay khuseeyan adiga ah hoggaamiya marnaba fikir ama aragti haka qaadan. Haka hadlin sida u aragtid iyo sida kula tahay, markaa waxaad dishay jewigii furna. Waxay ku saabsan tahay qayb galayaasha qiiyamkooda/ fikiradooda iyo shaqadadu ama kaalintadu waa in aad iyaga hoggaamisid sii u sii wataan lakiin maaha aad iyaga bedeshid ama aad raad ku yeelatid.

l AFAR GEES/CIDHIF. Afar geesood tijaabin iyo tababar qaab aad u wanaagsan sii loobilaabo wada waxaajoodka ama wada hadal. Halkan sidoo kale ka qayb galayaashu suurogal ah isbeddelo

aragtidoodi falaqaynta iyo wada hadalka kadib. Dooro weydiin ama weedh. Waxaa muhiim ah in aan jirin qalad iyo sax toona, qofna ku jawaabi karin ”maya” weedh. Sidoo kale waxaa muhiim ah in mar walba jirto koone ama gees furan halkaas istaagan qof aan midna raacsan ama leh aragti iyo fikir u gaar ah.

Waydii su’aal iyo codsi ka qayb galayaasha in istaagan gees aragtida ama fikirka ugu fiivan ee ay raacsan yihiin ama la saxan iyaga. Talaabada labaad waa in la wada hadlo geeska ama koonaha, gees kasta soo bandhigo kadib sidee iyaga la ahayd ama u fikirayn. Waa iska caadi hadii inta tijaabada lagu jiro la bedelo koonaha ama geeska. Ujeddo: Dhamman waa in helayn ”jidhka ama la xidhiidha qaabka shaqada jidhka” aragtida, lakiin iskaaga waad u dooran karta hadii aad rabtid in aad sharraxadi ama daliilatid, faahfaahisid.

l LAYN/WADO. Xarriji/xarriq wax u eeg afar gees ama afar koone qaab noocas oo kale aan jirin sax ama khalad, lakiin hada inta ka suurogalsan oo jirra heerka g’aan qaadasho. Halkan waxaa kujira laba kala doorasho mid waydiin/su’aal waydiin, ta labaadna waa in la fikiro la bedelo laynka. Ka qayb galayashu waa in fikirkooda ka qa’aatan xaga kasta oo tahay wadado ama laynku. Waxaa laga yaab in si wada jecel yihiin tufaax iyo cambaruud, markaas waa in istaagan laynka ama xarrijinta, sido kale sii lamid ah. Ujeddo: In dhammaan xidhiidhka jidhka dhaqdhaqaq sameeyo, sida xeerka caadiga ah falaqaynta iyo naaqishadu waa mid dhammaan khuseesa. Waxaa dhici karta in qaar ku wanaagsatahay sii cadeeyan inta darajo kala duwan ee jiray odhaahdoda.

TIJAABOOYINKA QIIMEYNTA

Samaynaya saddex saf dhereran: Kudarid, Laga jarayo iyo Xiisaynaya. sabuurad/sawir, waraaq ama qalab dijitaal/digital. Buuxi kadib saf dhereran kasta iyo is waydiiya ama ka wada hadla muxuu ku wacan yahay (isku dar) muxu ku wanaagsanan (kala jarid, kala goyn) iyo maxay idin la tahay rootiga dahabka hadii rabtaan in aad horemarsamaysan kulanka ku xiga (xiisaha).

l QIIMAYN DAREENKA. Waxaad ku sawirta sabuurad calaamad ama waraaq. Mid kamid calaamadaha ku sawir adigu farxad dareen sheegta yo ta kalena murugo/dhexdhexaad dareen sheegta. Ka qayb galayaashu waa in sawiran xarrijin/xarriqi ama isku talaab, muuji sidee u ahay kulankii.

l DIGITAALA /DHIJITAALA QIIMAYNTA. Ma isticmaalida digitaal qalabka taas ka qayb galayaasha kajawaabi karan dhawr su’aalood ama calaamdaniya jaranjaro/khariidad tusaale. Illa 1-10 sidee u arkayn kulankii.

KA BAARAN DEGIDA TIJAABOOYINKA

Jeeg liisto ah kujiran tilmaamay arrimaha dhalin kara ama keeni kara aamin qab kooxda, markay bilaabayan kooraskooda. Halkan waxaa jira dhawr tilmaamod, in sameeyo dhawr tijaabo ma tabararo ah la bedbedelan inta u dhaxaysa sii loo fiiriyo kulanka kooraska, maxaa yeelay in la isbarto iyo sii dhammaan u iman karan goobta, ka taagan maalinimo soo fadhiistan” halkan iyo hada”.

l HADII ANIGA AHAAN LAHA. Hadii aniga ahaan laha alaabta qadiimiga waagi hore TV ka baxay, waxaan jeclaan lahaa. Ama: Hadii aan ahaan laha dal/ wadan, waxaan dooran lahaa ina ahaado ama jeclaan lahaa… Ama: Hadii aan jeclaan lahaa in noqdo jilah doorka ugu muhiimsan film ka hadlaya noloshayda, sidan ayaan dooran lahaa…

l HANNAAN/SIFO. Qof walba waa inu qoro magaciisa hore iyo kadibna ku soo dhacayo sifo ama hannaan xaraf kasta. Tusaale.fiiro gaar ah! Xarfahan waxay ku saabsan yihiin xarfaha swiidhishka. Waris-waa-wax ku ooleh, Sh- Shaqo badane, R-Raji, H-Hanuunsan, F-Faduuli.

l KABRIID/TARRAQ. Shid tarraq/ kabriid kadibna adigu iskaga sheekeyey iska inta u gubanaayo. Usii gudbi tarraq/kabriid dhammaan kooxdan. Hadii aad wax gacmaha ku haysatid iyo bandhigyo, ma noqotonayso mid mudo dheer socota.

l WAREYSI ISKULA YEESHA LABA LABO. Isu qaybiya lammane kooxda. Lammane kasta wuxuu u yahay wareysigooda xor inu soo diyaarsado su’aalohooda. Tusaale. Sidee ku yimi halkan maanta? Kuwee ugu jeceshay xawayaanka? Dhammaadka soo bandhigida wareegay, qof walba haka warbixiyo qofkii u wareystey halkii qof walba isagu iskii iska warrami laha.

l SAWIR SOOBANDHIGID. Doorashada 1: Isticmaal boostokaadh/boostookaar ama sawiro kale sababo/mawduucyo kala duwan. Sawirada dhulka dhiga ama mii. Ka qaybgalayaashu ha doortan sawir oo haku dabaqo ama ku xidhiidhiyo wixii u soo bandhigay.

Doorashada 2: Ka codso ka qayb galayaasha in sawir ku soo qaateyn mobilkooda soo bandhigan ama ka warbixiyaan sawirka. Hadii tahay digital ama farsamadda casriga ahna waa in ka qayb galayaashu samayn karaan in sawir soo saaray golaha maa meesha hawshu kasocoto.

l LAMMANEYAAL DAD LABBA LABBA LOO QAYBIYEY. Ka qayb galayaasha ku wareeg oo ka qaado calaamad sawir iyo sida isubarayaan ama

isu sharraxayaan midba midka kale wakhti yar gudihii. Waadax waa in noqoto isu bedeshid lammaane oo dib u soo bandhigan. Waa in ay labadda lammaane helay wakhti isku soo bandhigan, tusaale sii qorshe ay ka qayb galayaashu 30 ilbidhiqsi ku gaadhay in isku sharraxaan. Waa isticmaali karan qaab isku mid ah kooxdu, su’aal cad mid iyo qof uga jawaabayan lammane walba. Ujeddo: Waa in la abuura quwad iyo tamar qolka iyo in badan ka gaadhayn in is salaaman.

l ”ADIGU WAXBA IGAMAAD OGAYN ANIGA”. Dhammaan waxaa laga fikira dad ama qof wax sameyey ama rabaa inu sameeyo wax aan cidna ogayn/garanayn, tusaale.” Waxaan ka booday baarashuud ama hawad aksoo booday” ama ” waxaan ku riyoonaya in aan furdo goob buugta lagu iibiyo ama lagu gado”. Ka codso dhammaan qof walba inu hoosta ku qorto waraaq kadibna isku soo ururi. Uda’da kadib kooxda ha qiyaasan qofka qoray waraaq kasta.

l ISU DOO DHAWAANSHAHA DANAHA WADAJIR. Wada hadalka laba labada ah wuxuu keenay in aad heshid qof isku dan tihiin ama ama wax wadaagtan aydan hore u agayn. Tijaabada waxay kale sii wanaagsan ugu shaqaynaysa kooxda in dhammaan is wada bartaan.

l XEERARKA ISKU QANACSANANTA. Maxay muhiim u tahay in aad ku qacsan tahay/ku faraxsan tahay ama mabsuud ku tahay kooxda? Kawada naqashooda ama ka wa wada xaajonaya koox yar saddex ila shan ka qaybgale. Qaybi ugu yaraan shan jawaabod su’aashi. Xaqiijiya idinko wada socda. Ku heshiiya shan qodob aad muhiim u aragtan idinko wada socda. Qodobadaas waxaad u isticmaali kartan xeer ama shaqan isku kiin haya inta koox ahaan shaqadiina ku guda jirtan.

l DHACDAY, DAREEMAY, BARTEY. Fiiri kaadhka fikirid ku saabsan su’aallo. Dhacay, sidee dareentay iyo maxaad ka baratey kulankii gore? Ka bilow shakhsi/gaar uga fikiraya iyo inta kadib wada hadal laba iyo laba ah. Koox walba qof ha soosaaran is ugu hadlo kooxdo dhan.

STUDIEFÖRBUNDET VUXENSKOLAN aragtidu waa bulsho uu qof kastaa ku koray aqoon, aragti iyo ka-qaybgal. Fikradeena iyo hawlgaladeenu waxay si adag ugu xidhan yihiin dimuqraadiyadda, sinnaanta, bini'aadantinimada iyo waaritaanka.

Studieförbundet Vuksenskolan qiyamkiisa iyo aragtidiisa waxay gacan ka geystaan xoraynta awoodda dadka, ka go'naanta iyo horumarinta awooddooda hal-abuurnimo. Studieförbundet Vuxenskolan waa xoogga ugu firfircoon ee horumarinta nolosha ururada iyo dhaqanka. Waxay dhistaa bulsho dimuqraadi ah oo waarta.

Ma ku lug leedahay oo aad ka qayb qaadanaysaa horumarinta dadka iyo bulshada rayidka ah! Leda cirkel waa buug-gacmeed loogu talagalay adiga oo hogaaminaya wareegyada Studieförbundet Vuxenskolan. Waxa kale oo ay ku habboon tahay kuwa hogaaminaya hawlaha kale sida shirarka, koorsooyinka iyo aqoon-is-weydaarsiyada ama kuwa doonaya inay wax badan ka bartaan waxbarashada dadweynaha.

Buug-gacmeedka waxaad ku baran kartaa: l Folkbildning: asalka iyo macnaha guud ee goobada iyo doorka hoggaamiyaha goobada. l Hoggaanka goobada: ku saabsan u horseedidda waxbarasho iyo la shaqaynta kooxaha. l Qalabka iyo hababka wada hadalka wanaagsan iyo horumarinta goobada.

This article is from: