4 minute read

Waxbarashida ummada

looga sii socdo.Adiga laftigaga iyo kuwa kaleba in aad siisid wakhtig ku baaran degaan ama ku fikiran waa qaab muujinaya ama sharraxaaya oo sii wanaajinaya ka shaqaynaya aqoonta.

WAXBARASHIDA UMMADA

Advertisement

Waxbarashada ummada/dadweynaha wax wada barranaaya ugu yaraan saddex jeer waa in laga soo qaybgala oo ay ku jirto hoggaamintu. Sidoo kale ugu yaraan waa saddex kulan iyo sagaal saacadood oo waxbarasho ah.

Kooraska wabarasho kala xadaynaya hawlaha waxaan lagu sharraxaya bilow iyo dhammaad waxaan dhici karta marmar isbeddel.

Isbeddelku wuxuu ka koobnan doona aqoon, isfahan, waxqabad iyo awood kartiyeed sidii horumar u samayso koox ka mid ah dadka. Sidoo kale waxaa dhici karta wakhti xaddidan am jiridoon wakhti aad wax ku akhrisatid, ama ku tijaabisid adoo iska uga baaran degay ama ka fikiraya inta u dhaxaysa kulanka kooxda.

Xalqadaha waxbarashadu waa mid dadka oo dhan u furan. Xalqdaas waxbarashada ka qayb qaatayasha waxey xor iyo tabarruc u yihiin in doortaan ka qaybqaadasha dooda,kooxaha ka qaybqaadanaya qaarba leh waayo aragnimo kooban halka kuwa kale u leeyihiin khibrad aad u dheer maadoyin iyo walax isku mid ah.

Wareega waxbarashada ama xalqad waxbarashada waxay loosameeyey in lagu cabbiro dimuqraadiyadda. Xeeraarka ama qaanuunka ka hadlaaya sida xalqad waxbarashada loo fulinaya ama meelmarinayo iyo waxay ka kooban tahay ama waxay tahay waa mid fudud. Wareegay waxbarasho waxay sarre u qaadaysa suurtgelnimada iyo helitaan waxbarasho ama daraasad. Waxey ku fududenaysa ama gacan ka geysanaysa saamayn ku yeelanaya bulsho dimuqraadi ah.

Dimuqraadiyadu waa qayb aad ugu muhiim ah oo kaalin firfircoon ka qaadanaysa arrimaha bulshada. Markay laga yimaado in la gaadho ujeeddada hadefku yahay, waxaan kale taagan in aan helo hawlo aan wada jir/iskaashi u qabanayno taaso ah in aan inaggu samaysano qaab shaqo oo sidan ah.

Isku day in aad ku shaqaysan koox Isku day in aad aragtidooda soo bandhigan

l l

l l l Isku day in aad dhegaysato waxey dadka kale la tahay Isku day in aad xaliso dhibaada ama aad raadiso xalka Isku day in aad qaadatid masuuliyada qaybtaada.

Muhiimadu waa in markasta mudan oo muhiin ah in muwaadinku kaalin firfircoon ka qaato bulsho dimuqraadi ah.

QORSHAHA WAXBARASHADA

Xalqad kasta waxaa kujiridoonta qorshe shaqo ama waxbarasho.

Waa in idinku qortaan qorshaha waxaad baranaysa iyo sidii aad uga wada shaqayn lahaydeen xalqada waxbarasho. Markaas waa inuu qorshu ahaado mid ku xadidan xalqadan waxbarashada. Wada xajood iyo go’aan wadajir ah laga gaadho ujeddada iyo hadefka waxbarashada iyo sida qaabka shaqada, walaxda, agab iyo qaabka aad rabtaan in aad u istcimaashayn. Walaxda ama agabka waxay noqon kara buug, wargeys, waraaqo ama tusaale filim ama barnaamij. Waxaad kale ku shaqayn kartan qalabkaas ama agabka inta socoto waxbarashadu. Waa in aad ka jawaabtan jaabaha qorshaha.

Maxaynu baranayna?

Maxay noqon doonta natiijadu?

Goorma ama sidee ugu shaqayn doona xalqadan?

Sidee ayeeyny xalqad ama waxbarashada u xaqiijinayna?

Mar mar waxaa jira hadef iyo ujeeddo qeexaya markaa kooxdu kulanto. Isticmaalay qalab waxbarasho dhamaystiranyahay qorshaheedu, waxaan jira soojeedino sida u soo bandhigi lahaydeen kulamada.

Hadii heshiis ku tihiin hadefka kooxda waa ka bilaabi kartan, iyada oo aydaan u eegin meesha ka bilowdeen qorshaha ku saabsan waxbarashada. Ama aad horumar samaysaan si wada jir ah si aad u siisan ka qayb galayaasha in samayn ku yeeshan niyad dhiskooda ama xiisahooda waxbarasho kor u kaco. Isticmaalay hawlo qorshaysan sida barraha ama macalinku ugu suurtogeli lahayd inu abuuro ka qaybqaadasho weyn macquul ah waxbarashadan awgeeda. l

l l l l

HOGAAMINTA WAXBARASHADA

HOGAAMIYAHA MASUULIYADIISA IYO HOGAAMINTIISA

Kaalintaadu waa hoggaaminta kooxda waxbarashada waa in aad hogaamisid oo hagtid ka qayb galayaasha rabaa in bartaan aqoon iyo horumar gaadhayn. Kala duwaanasha macalin ama barre skuul iyo hogaaminta koox waxbarasho waxay u baahan tahay iskudubbaridid ama xiriirin aad u badan sii u socoto hawshu. Aad muhiim waxaa u ah in lasameeyo ka qayb galnimo wada hadal sii loo abuuro jewi degan oo wanaagsan. SV waxay qaabishay ama la kulantaa kooxo dhawra oo leh hadef-kala duwan.

Adiga ka masuulka ah kooraska waxbarashada ee xaga ama dhinac SV-qaybta, waxaa muhiim ah in xidhiidh wanaagsan. Aad la xidhiidh cid ama qofka ku qaabilsan. Adiga ka masuul ah liistada ku qoran yihiin dadka soo xaadiray ama yimi hadii tahay waxbarshada ama qorshaha shaqada ee kooraaska. Qorshaha shaqada dinkoo wada socda ama wadajir dokumatingaraysa liistada dadka soo xaadiraya ama imanaya goobta, sii aad u tustaan waxaad qabanaysan waxbarashada iyo cid ama dadka ka qaybqaatey kulamadii. Labada dukumenti gundhig u ahaanaya dhaqaale/kaalmo shaqada. Uga wadahadla wadajir dinku taageerade/kaalmade filanaysan ama sugaysam dhanka SV iyo warbixinta ka qayb galayaashu heli doonan watee.

HOGAAMIYAHA KAALIMIHIISA KALA DUWAN Kaalinta ah hoggaaminta kooxaha waxbarasho way kala duwan yihiin hadii aad hogaaminayso urruro ama jaaliyaddo, hadii hogaaminayso waxbarasho ka qayb galayaashu danaynayaan meelo u gaar ah oo adigu aqoon u lahayn. Marmar waxay noqon karta kaalintada/in daryeeshid ama kamasuul noqotid maamulida iyo hubisid hadii tahay walax ama agabka iyo lookaalka lagu kulmi doon, in aad buuxisid liiska kasoo qayb galayasha iyo in jirro qorshe la raaco. Kooxdana kala qaybinaya markaa ka dibn qaadaya masuuliyad kulamada kala duwan iyo ka qaadanaya waxbarashada bilow illa hadef. Waxbarashada labaad adiga hoggaamiyaha waaxaad haysa masuuliyad ugu weyn hadii tahay inta kakooban yahay iyo aqoonta ama cilmiga ka qayb galayaashu ka qaadan doonan qayb kamid ah, tusaale farsamada gacanta ama farshaxan ama kooras luuqadeed, kuwaas waxay u baahan yihiin

This article is from: