8 minute read
Horumar kooxeed
HORUMAR KOOXEED
Dhawaan koox ayaa isku tegaysa oo bilaabaya in ay sameeyan is dhexgalan ama is dhexgal bay bilaabanayan. Kooraska ama waxbarashada ku kulmayan wakhti dheer waxaa hoggaamin doona la socda kooxda horumarka ay bilaabayn, sida horumarka ay gaadhayn iyo fahmaya, garanaya sida kaalintaada hoggaanimo isbedelaysa si la isu waafajinayo baahida kooxda iyo marxaladahan kala duwan.
Advertisement
Ninkii mareykan ka ahaa dabeecad yaqaanka ama hannaanka qofku dhaqmo yaqaanay Will Schutz diyaariyey sannadadii 1960 aragti ku sabsan fa”iidada koox ama horumarka kooxnimo lagu samayn karo (Firo, Fundamental Interpersonal Relations Orientation) taaso si balaadhan u faafinaya ama u faafiyey. Taaso aasaas ama gundhig u ah sharraxaadaha inta badan aragtiyaha wakhtigan, xilliga ama immika cilmi-baadhayaal badan ku qiyaasaya, ku qeexaya, cabbiraya sida horumarayaan koox iyo sida u shaqaynayso hoggaamin. Schutz waxay la tahay ama wuxu aaminsanyahay in jiran dabeecad, hab dhaqan wadajir loo leeyahay sida kooxaha oo dhan u horumarayaan iyo hoggaamiyuhu uga tarjumayo marxalada kooxdu ku sugan tahay, taaso siyaabo kala duwan loo hogaamin karo -iswaafajinta xaaladaha hoggaaminteeda.
Gabadh cilmi-baadha mareykan ka ahayd Susan A Wheelan waxay kasoo qaadanaysa FIRO iyo horumarka noocad si u fahman horumar kooxda. Waxaan lagu magaacay IMGD taaso looso gaabiyey Integreted Model of Group Developement ama soomaaliga noqonaya ”tusaalaha is dhexgalka waa horumar kooxeed” Wheelan noocisa ama tusaale ka kooban shan horumar ama marxalad koritaan:
mulkiyad, hanti iyo badbaado, aamin qab mucaarad, kasoo horjeed iyo khilaaf kalsooni iyo dhsimo, qaab shaqo iyo wax ku ool, meel mar ah dhammaad.
l l l l l
Marka loo eego Wheelan cilmi baadhistiisa way jiran marxaladaha koritaan, horumar kooxaha shaqada oo dhan. Intaas waxaa sii dheer in sii cad loo arki karo hannanka, dabeecad intee in leeg soconayasa ama jiraysa intaan kooxdu hore ugu sii socon marxalad koritaaan ku xigta. Kooxdu waa dhaafi karta dhammaan marxaladaha horumarkooda dhexdiisa ama ku dhex xannibmaya qaar kamdi ah marxaladaha. Mar kasta yimaado xubin cusub kooxda wuxuu weydiin kara wejiyadii ama marxaladii hore in taagan ama muhiim tahay mar kale. Markaas waxaa muhiim ah in kooxdu xakemayso su”aalahaas oo laga yaabo dib loobilaabo marxalad ama wejiga. Xataa hadii waxbarasho, kooras aan la barbardhigin karin koox shaqo (koox wada shaqaysa) waa in la raacay, lagu socda marxaladaha kala duwan maxaa yeelay waxaa la arkaya sida isu bedelayso hoggaamintu, sababto ah waa in horumar samayso waxbarashadu (cirkeln).
HORRUMARKA HOGAAMIN KOOXDA
Kulankii ama fadhi gii ugu horrayey, wuxuu galay marxaladii koowaad, hanti ama mulkiyad iyo badbaado ama aamin qab, hoggaamiyaha shirka masuuliyad ayaa ka saaran in dhamman helaan warbixin oo ay dareeman qancsanan iyo aamin qab. Adiga hoggaminaya shirka waa in aad ogtahay shuruudaha ku sabsan waxbarashada (cirkeln). Kooxda aan wali diyaar sanayn ama qaabaysamayn, hoggaamiyuhu kala hadlaayo sida arrimuhu yihiin ama kabilaabayo meeqaamkiisa hoggaamiyaha. Waxa weeyi waaqici ah in xeerka iyo dhisamahood lagu horimariyo waxbarashada, lakiin sida loola dhaqmaayo sidoo kale waa masuuliyad saaran in firfr Kooxdu waxay ku xidhan tahay hoggaamiyahooda bilaabo iyo hoggaamin caawisa sidii loo dhimi lahaa kala saraynta inta u dhaxaysa hoggamoyaha iyo ka qayb galayaasha. Falcelin, jawaab celin wanaagsan dhanka hoggaamiyaha badan waxay caawisa aamin qab iyo isbahaysi kooxda.
Xiriirka LAHAANSHAHA IYO AMNIGA Maamulka
Xiriirka & Mas'uuliyadda MUCAARAD IYO KHILAAF Taageerida
Xiriirka, yoolalka iyo hawlaha Iskaashiga & qaybi
Xiriirka, yoolalka & aragti KALSOONIDA IYO DHISMAHA
SHAQO IYO WAX-SOO-SAARKA
DHAMAADKA IYO XALLINTA Aragtida
Qaabku wuxuu muujinayaa heerka xakamaynta hoggaamiyaha ee kooxda. Bilawga, hoggaamiyuhu waxa uu leeyahay door weyn oo lagu xakamaynayo, ka dib kooxda ayaa horumarisa oo ku bislaysa kaalinteeda, xakamaynta ayaa hoos u dhacda.
l l l
l Siinaya wakhtigiisa kaqayb galayaasha is bartaan. Siinaya warbixin iyo shuruudaha ku jira waxbarashada. Ka wada dooday ama hadlaya hadafka la wada leeyahay iyo xeerarka lawada leeyahay. Sii wakhti dadku xooga ku yara wada hadlaan (waxaan ugu muhiimsan xilliga la kafeenayo) si ka qaybgalayaashu u samaystan xidhiidh.
Mucaaradnimada iyo isafgaranwaa waxa sabab aad u weyn u ah sida uheshid kaalinta kooxda. Dhawr tilmaamid jirran isfaham la’aan ama suurgaltahay isafgaranwaa, waa in lasoo qaado laga hadlo oo laga saaro. Waa in aad ogaatan maxaa khayraad iyo waayo aragnimo leeyihiin kooxda, iyo sida uga faa”iidaysan lahaydeen. Kaalinta hoggaanimo waxay yeelan karta weji qabanaya. Kaalintada waa in yaraanayso waxaa xiisaha badhan leh, qiimaha badan lahayd iyo in ay sarre looqado niyad, rabitaanka, dadaalka, xiisaha iyo ahmiyad saaraya himilada ama ujeedda hawsha.
l
l
l
l
l Waa in laga shaqeeyo hawsha shuruud u ah wada shaqayn. Waa in aad muujsa in diyaar u tahay adigu iska uga qaybqaadato. Waa in aad ahmiyad saarta hadefka, yoolka, go’aan la’aan ha ku xaddayn hadefla/hawsha. Weydii su’aalo, sookoobid iyo siin jawaan celin fiican ka qayb galayaasha. Adiga hoggaamiyaha ah ku dhawoow kooxdada intaan wadajir u baaranaysan ujeeddadi iyo hawsha u baahan in la sii wanaajiyo ama dadaal badan u baahan.
Kaalinta hoggaamiyaha waxay u badan tahay in noqoto latalin ama talo bixin iyo kooxdu iskeed si aad iyo aad u madaxbannaanato marka joogsanayo horumarku, marxalada kalsooni iyo qaabaynta. Marka kooxdu u arkayso in qaabkii shaqadu dhameeyen iyo kaalmahoodi ahmiyad saaren lagaado ujeddadii ama yoolkii sii dhamaystiran.
Waa in ay u wakiishan shaqooyin ama hawlo faranadan kasoo qayb galayaasi. Waa in aad qabatid ama samaysid maamulid kooban iyo hagid ama tilmaamid badan
Wejiga ama marxalada shaqada iyo wax soo saar leh ka hadlayno hada waa koox khibrad leh, waayo arag ah oo u muuqda isbahaysi, isgarabsi iyo isfahan. Sii si dheerad ah kooxdu horumar u gaadho shaqadeedu waa in hoggaamiyuhu ku baraarujiyo kooxdan in tusaale ahaan tijaabiyan fikiro cusub ama farsamooyin hawl badan ama adag.
Waa in lasiiwado ahmiyada lasaaro hawsha iyo ujeeddada ama hadefka. La is dhiirigeliyo wada shaqaynta iyo waydiimo ama su’aalo dhaliilo ah. Ku caawi kooxda in go”aanka ku gaadhayn sii caqli gal ah iyo dhexdhexaadnimo la’aan ahayn cid badan. Ku gebagabada, ama dhammaadka hawsha ku dhameeya qaab cusub Isha ku haya ama lasocda sida aduunka ku xeeran u arko kooxda ama kooxdu u aragto dunida ku wareegsan iyo ka shaqeeyan sida uga guulaysan lahayeen isafgaranwaaga ama khilaafka.
l
l
l
l
l
l
l
Dhammaadka wejiga waa masuuliyad saaran hoggamiyaha waa in kooxdu u qiimayso, xubanaha kamidka ah kooxda isa siiyan jawaab celin ku cabbirayaan dareenkooda. Taasi waxay ka caawin doonta sida u shaqayn lahayeen u sii wanaajin lahayn isbahaysiga kooxda mustaqbalka.
l
l
l Qiimayntu, waa in ahaato qoraalka iyo horumar socda lagaga fikiraayo su”aallaha kooxda. U ogolow ka qaybgalayaasha isa siiyaan xidhiidh, shaqada saamayn ku yeelanaya kooraskii waxbarasho. Waa in helay wax cad oo mugdi kujirin iyo dhammaad maad leh- hada waa in aan dhamayno!
ISGAADHSIIN, XIDHIIDH IYO KHILAAF
Koox waxaa shuruud u ah isgaadhsiin ama xidhiidh, haday tahay wada hadal qolka iyo hadii tahay xidhiidh iyo qaab kale loowada xidhiidho, sii kooxda horumar uga gaadho is dhexgalkooda iyo xidhiidhkooda. Sii loo helo koox adag loobahan yahay fahman kala duwanaanshahooda. Dadweynaha waxaa aad ugu muhiimsan sidii kordhilahayd aqoonta iyo is fahanka in yihin wada hadal iyo wada xajood.
Waxaa laga yaab in marmarka qaarkood yimaadan arrimo aan isku raacsanan ama heshiis aan ku ahayn. Kala duwanasha ujeeddooyinku maaha wax aan caadi ahayn marka koox lagu wada shaqaynaayo. In la is dhegaysto iyo la isku dayo la isfahmo iyadoo aan khasab ahayn in la isku waafaqo ama la isku raaco ama la bedelo qof aragtidisa waxay noqon karta bilow. Muhiimadu waa in la eego isafgaranwaaga ama khilaafka, ama kala duwanaasha ujeddooyinka, caqligal ah in tahay aqoon cusub. Suurtogal tahay in la xaliyo dhibaato. Dhib kasta oo looxaliyo wadajir waxay u horseeda kooxda xidhiidhkoda horumar. Isafgaranwaa gu wuxuu noqon kara khilaaf maslaxadeed ama daneed (Kuwa ka dhaxeeya ku kala aragti duwan yihiin ama aaminsan yihiin kala duwanan) Lakiin badana waxaa sabab u noqda isfaham la’aan xidhiidh ama isgaadhsiin.
WADAHADAL
Macnaha: Raadi macne guud. Ujeeddo: In la wada hadlo, laakiin maaha inaad si isku mid ah u fikirto. Natiijadu: Midda ugu sarreysa.
DOOD
Macnaha: Abuur ama kala ta. Ujeeddo: In la raadiyo tanaasul. Natiijo: Hooseeya guud ee ugu hooseeya.
DOOD Macnaha: Garaac. Ujeedo: In la qanciyo. Natiijadu: Mid baa guulaysta, ka kalena waa laga badiyaa
Markaan ka hadlayno wada hadalka, waxaan isticmaalnaa kelmado badan oo kala duwan – wada hadal, diidmo- isticmaarka iyo dooddu waa qaar. Wadahadalku wuxuu ka yimid Giriigga oo noqon-ku muuji wada hadal. Wadahadalku wuxuu sidoo kale ka yimid Giriigga iyo waxay ka soo jeedaan isla ereyga jirida ee kala-goynta, ie. in la kala gooyo dooda ka soo horjeeda. Dooddu waxay ka timid Laatiinka de bat-tere oo macnaheedu yahay jebi dooda ka soo horjeeda.
l
l l l
l Kala duwanaasho tarjumida dhacdooyinka ama tusaale ahaan tarjumaanka erayga iyo tacbiir kala duwan Culayska wakhtiga Hadii cid u aragto dhac ama Dabeecad ama akhlaaqda tusaale hab ama dhaqan qalafsan ama dhibid ama silcin Kala duwanasha.
Talaabad ugu horaysa ha noqoto wada hadal, waa in lawada hadlo, waxay muhiim u tahay xalinta khilaafka. Wada hadal kasta waxa jirra fursad doorasho keenaysa qaab lagu wada hadlo ama lagu wada doodo. Siyaasad ama doodaha la xidhiidh arrimaha bulshada waxaa lagu helay dhibcaha sida ugu soo diyaar garoowo dooda ama ku doodo qodobo daliil adag oo cad, lakiin inta badan wada hadalda iyo natiijada wadajirka waxay noqota hiigsigii, lagu dadaalay in la gaadho. Dhammaan wadooyinka waxay horseedan sideedaba xal laga fikiri karo.
Marmar ayaa la xali karin khilaafadka ama isafgaranwaaga, tusaale qayb kamid ayaa ka baxay xadka, marka maxaa okey ah. Wakhti wacan haysatid kula hadal qofka ku qabiilsan ee la xidhiidh qaybta sii aad u heshid cid aad dib ugu celisid.
Marmar khilaafku ma khuseeyo labada dhinacba lakiin daandaansi taaso dabcan loobahan yahay in sii kale loomaareeyo ama wax looga qabto, sii aan cid wax u soo gaadhin. l