4 minute read
Waa maxay waxbarashada bulshada?
WAA MAXAY WAXBARASHADA BULSHADA?
Waxbarasha dadka waa waxbarasho iyo aqoon ku hawlan yihiin ururrada waxbarashada iyo folkhögskolor. Waxbarashada dadweynaha waxey ka kamid ah Folkhögskolan, maktabadaha, madxafyada iyo cashar jeedinta jaaliyadaha. Wadajir iyo samafal ah ba shaqada loo bilaabay sii kadibna loo jeediyo dhanka dadweynaha, markaasna la idhaahda dhammaan kasoo qayb gal.
Advertisement
Studieförbunden waxay kaalmo dhaqaale ka heshay dowlada sii dadku u helayn firsado waxbarasho. Si isku mid u helayn waa in aqoontu noqoto mid xor iyo lacag la’aan ah. Qofkastaba wuu ka qaybgeli kara iyadoo loo fududaaneyo iyo suurtalgal barashada inta la nool yaha. Hawsha wax ku jirta in sii gaar ah, loogu soo casumo oo loo martigeliyo dadka naafada ah, qaxoontiga/soogalootiga iyo dadka leh waxbarashada hoose iyo wax lamid ah.
Sii loo helo kaalmo guud, waa muhiim Studieförbundet samayn karto xisaab xidh ama xisaab celin taaso ah. Waa kuwee shaqooyinka la qabtey iyo imisa qof ayaa la gaadhsiiyey hawlaha. Taaso ah in hoggaamiyaha waxbarashada muhiim u tahay in uu sii gaar ah uga taxadiro warbixintiisa iyo inu xidhiidh dhow la lahaado qaybtiisa lookaalka SV iyo kulamada ka qaybgalay u hoggaaminayey.
Waxay aasaas u ah sababta in bulshadu taageerto waxbarashada dadweynaha waxay dhiirigelinaysa ama horumarinaysa nidaamka dimuquraadiyada bulshada. Barlamaanka ayaa go”aamiya ujeeda qaranku u taageero waxbarashada dadweynaha.
Dowladdu afar ujeddo ku taageertey waxbarashada bulshada:
l
l
l in la taageero hawlaha lagu xoojinaayo dimuquraadiyadda iyo horumar keeda in la caawiyo sii loo sameeyo suuragalnimo in dadku saamayn ku yeesha kor u kacay xaaldaha noloshooda iyo la sameeyo xiise qayb ka ah horumarka in qayb laga qaato isku dheellitiro darajooyinka waxbarashada, aqoonta iyo qaybaha waxbarashada bulshada
l Dhiirgelinaya balaaadhinta iyo kordhinta xiisaha nolosha dhaqanka iyo iyo ka qaybqaadashada.
Wareegyada waxbarashada waxa ka tirsan maalintii dad aad u badan ka nool Sweden. Dadka waa weyn 75% dadweynaha waxey ka qaybtaan mar ama dhow jeer waxbarashooyinka wareega ah iyo illa 20 malyan ayaa soo booqda sannad kasta kulmada dhaqan qabtan urrurada waxbarashada. Dad aad u badan ku lug leh hawlaha Studiefördbunden. Inta wax dheer hawlaha dhaqanka qabqaabiso Studieförbunden iyo waliba hawlaha waxbarashada iyo khaasatan dadaalada kulamada bulshadda u baahan.
Akhri in badan kamid ah waxbarashada umada halkan. Läs mer om folkbildning på www.studieforbunden.se och på www.folkbildningsradet.se
ARAGTIDA AQOONTA IYO BARASHADA
SV waxay ka ambaqaadayan dhammaan aqoonta iyo in dadku isku qiimo yihiin, iyadoo loo eegayn in khuseeso waxbarashada-farsamada, aqoonta sayinska, aqoonta aan isticmaalo nolol maalmeedkeena ama aqoonta farsaxanimada. Waxaynu u sii gudbin doona qayb kamid ah aqoonta inagoo u sii marayna hadal iyo qoraalba. Aqoonta kale caadooyinka iyo dhaqanka in la barto.
Awooddaha xirfadeed loo isticmaalo aqoonta, waayo aragnimo, awoodda waxqabad iyo sida qofku wax u arko ama mowqif iska taago. Inagoo awooddahena u sii marayna aragti waxbarasho. Lakiin sidoo kale ka faa’iidaysan waayo aragnimadeeda nolosha shaqada, ururrada iyo shaqada bulshada. SV iyo waxbarashada umadda waxey qayb muhiim ah ka qaadanayan xoojinta iyo helida dad leh xirfaddaha awooddaha kala duwan. Taaso qayb muhiim u ah xuquuqda shaqisnimo gaarka ah inu barashada nolosha dheer.
Tababarida waxbarashada dad weynaha maaha mid keliya oo ku siinaysa aqoonta dhabta ah ama dhammaystiran lakiin waxey ka caawinaysa ballaarinta fahanka iyo horumarka shaqsiga. Ka qaybgalayaasha waa in ay helan waxbarasho jiho iyo ujeeddoba leh. Aqoonta iyo waxbarashadu waxay leedahay fahan iyo aragti aan ahayn waxbarashada caadiga. Waxay kale ka hadlaysa in si wadajir ah aan kuwa kale fikirkooda iyo aqoontooda iyo waayo aragnimadooda aan u qaadano u fahano.
BARASHADA/BARIDA UMADA
Waxbarashada dadweynaha ujeedada laga leeyahay gabi ahaan waa sidii loosamayn laha ka qayb galka dimuquraaddiyad qotodheer. Habka waxbarrida waa qaab u dhisan wada hadal, munaaqashad iyo sidii loo heli laha aqoon wadajir loo leeyahay. Qaabka ka duwan qaabkii caadiga aha ee waxbarashadii dugisiyada lagu dhigan jiray ee macalinku laga sugayey in u gudbiyo cilmiga iyo aqoontada ardeyda, halka waxbarashadan wareegay ah, waxay u shaqaysa badana hab ama qaab dhammaan kooxaha ka qaybgal u xaliyaan dhibaatada ama raadinaya aqoonta si wadajir ah. Dhammaan ka qayb galayaashu bixinaya oo helay mid walba awoodisa, shuruudaha iyo baahidiisa.
Qofka horjoogaha waxbarashada badan’a wuxuu haysta qorshe u ku harumarinaayo taaso macnaheedu yahay in sameyaan dhammaan kooxda ka qayb qaadanaysa ay doortan hab sii ay isu dhegaystan qof walba fikir kiisa isagoo xor ah. Sidoo kale waxay khuseeysa xalqad waxbarashada ujeeddaduna waa barashada awoodda waxqabadka luuqad cusub oo kale. Si kasta ha ahaatee iyagu dabcan waxey maamuli doonan, wuxuu ka kooban aan ka ahayn xalqad ka hadlaysa horumarinta fikirada iyo aragtiyaha tusaale buugaagta iyo kombiyuutarka lagu ciyaaro. Asal ahaanba waxbarashada ummada waxay tahay aragti waxbarasho oo aasaaskeedu ku qotomo qiimaha bin’admiga aragtiyadooda, taaso ah awood waxtarnimo ama wax caawin karo iyo fikirad aqoontu ku dhisan tahay tahay karti iyo awooda adiga gaar u leedahay iyo kuwa dadka kale leyihiin.
Inta badan waxloo isticmaalay qaabka wada hadalka waxbarashada umada wadaxajood iyo wadahadal. Horjooga/hoggaamiyaha iyo ka qayb galayaashaba waa inaa is isku qiimaha yihiin isla markaan wada hadalkoodu ku dhisan yahay awoon iyo isfahanko sarre loo qaado. Wada hadalkaas waa in shuruud u tahay kalsooni iyo ixtiraam labada dhinacba iyo dadka kale. Sii loo abuuro ka qayb qaadasho iyo sinnaan ku dhisan sidoo kale aan u istcimaalo qaab iskaashi, wada shaqayn ah oo ku saleysan in dhammaan qof walba hadalkiisa dhamaysto koox badan iyo koox yarba. Waxaa muhiim ah waxbarashada guud goob iyo goor ama boos iyo wakhti sii looga baaraan dego ama laga fikiro. Maaha oo keliya inta u dhaxaysa waxbarashooyin kumeel gaadh ah lakiin waa kulanka laftiisa.
Badan waxaa jirta in lagama maarman tahay in la istaago si hore